Integrated Logistics Solutions Group - ILS

Integrated Logistics Solutions Group - ILS Mission
Our mission is to provide comprehensive logistics solutions tailored to the diverse needs of our clients.

We are dedicated to delivering exceptional service through industry expertise, advanced technology, and a committed team.

OGEYSIIS SHAQO โ€“ FARSAMO-YAQAANNO
12/04/2026

OGEYSIIS SHAQO โ€“ FARSAMO-YAQAANNO

25/02/2026
25/02/2026

Diyaar ma u tahay Tahay Suโ€™aasha Maanta? โ€“ Ramadaan Mubaraka ILS Group

Cabdirizaq Jamac Koshin  ayaa ku guulaystay sadaashii ciyaarta Gaashaan iyo Dowladda Hoose ee Hargeisa  isagoo noqday qo...
07/02/2026

Cabdirizaq Jamac Koshin ayaa ku guulaystay sadaashii ciyaarta Gaashaan iyo Dowladda Hoose ee Hargeisa isagoo noqday qofka u horeeyay ee saxay sadaasha dhamaan shuruudihiina buuxiyay.
30$ ayuu ku guulaystay.

Hamblayo Mar labaad

Sadaali ciyaarta Barri oo  Ku Guulayso   $30 ๐ƒ๐š๐ฐ๐ฅ๐š๐๐š ๐‡๐จ๐จ๐ฌ๐ž ๐‡๐š๐ซ๐ ๐ž๐ข๐ฌ๐š Vs ๐†๐š๐ฌ๐ก๐š๐š๐ง ๐‡๐š๐ซ๐ ๐ž๐ข๐ฌ๐š Ciyaarta ugu danbaysa Somaliland...
04/02/2026

Sadaali ciyaarta Barri oo Ku Guulayso $30

๐ƒ๐š๐ฐ๐ฅ๐š๐๐š ๐‡๐จ๐จ๐ฌ๐ž ๐‡๐š๐ซ๐ ๐ž๐ข๐ฌ๐š Vs ๐†๐š๐ฌ๐ก๐š๐š๐ง ๐‡๐š๐ซ๐ ๐ž๐ข๐ฌ๐š

Ciyaarta ugu danbaysa Somaliland Champoin

Shuruudaha Guulaystaha

1: like saar pageka
2: follow na dhe pageka
3: share dhehna postiga
4: Sadaashu Waxay Ku eeg tahay Marka ay Ciyaartu Bilaabmato
5: Hadii ay wada saxaan dhowr qofood waxaa ku guulaysan doona abaalmarinta qofka ugu soo horeeyay ee shuruudaha dhameystira.

Ciid wanaagsan Waxaan shacabka guud ahaan Jamhuuriyadda Somaliland iyo Ummada Islaamka ugu hambalyeynayaa munaasibadda b...
05/06/2025

Ciid wanaagsan

Waxaan shacabka guud ahaan Jamhuuriyadda Somaliland iyo Ummada Islaamka ugu hambalyeynayaa munaasibadda barakaysan ee ciidul adxa

Waxaan si gaar ah farxada ciida ula qaybsanayaa shaqaale waynaha Shirkadda Integrated Logistics Solutions Group - ILS iyo Qoysaskoodaba, caafimaad ku ciida,

Illahay ciida, ciideeda ha inagu gaadhsiiyo nabad, barwaaqo, caafimaad, iyo horumar.

04/06/2025

FOR IMMEDIATE RELEASE

Staff Shuttle Service

Hargeisa, Somaliland, 04 June 2025 โ€“ Integrated Logistics Solutions Group (ILSG) is proud to announce the launch of a dedicated staff shuttle service for one of our esteemed client, aimed at enhancing employee commuting and promoting work-life balance. This new service is designed to offer a reliable, eco-friendly, and efficient transportation solution, addressing common challenges such as traffic congestion and parking.

โ€œWe are delighted to partner with one of our valued client to introduce this innovative transportation service,โ€ said Mr. Mohamed Hashi Osman, Managing Director of Integrated Logistics Solutions Group. โ€œOur objective is to simplify the commuting experience, allowing employees to focus on their work while improving their overall well-being.โ€

The shuttle service features modern vehicles and experienced drivers, with scheduled pickups and drop-offs to accommodate employeesโ€™ various work shifts.

About Integrated Logistics Solutions Group:
Integrated Logistics Solutions Group (ILSG) specializes in providing tailored transportation and logistics solutions, delivering reliable, innovative services for businesses.

For more information,
Contact us

Address: Hargeisa jig-jigayar next to WHO Hargeisa Office
Contacts: 572247/ +252-637027777/ +252-637027787/ +252-637027788
Email: [email protected] / [email protected].
Website: www.ilsgroupltd.com

02/06/2025

FOR IMMEDIATE RELEASE

Hargeisa, Somaliland โ€“ 31 June 2025 โ€“ Integrated Logistics Solutions Group (ILSG) is proud to announce the successful procurement and delivery of 1,200 hygiene kits on behalf of one of our esteemed clients. This project reinforces ILSGโ€™s ongoing commitment to delivering reliable, efficient, and client-centric logistics solutions across the region.

Each hygiene kit was meticulously assembled in accordance with the clientโ€™s specifications and included essential items such as soap, jerricans, sanitary pads, and bucketsโ€”critical resources designed to support personal hygiene and improve sanitary conditions, particularly in underserved communities.

โ€œWe are honored to have supported our client in this important initiative,โ€ said Mr. Mohamed Hashi Osman, Managing Director of Integrated Logistics Solutions Group. โ€œOur team executed the procurement and delivery process with precision, highlighting our ability to meet urgent client needs with professionalism and speed.โ€

The project was managed by ILSGโ€™s experienced procurement and logistics teams, who oversaw the end-to-end processโ€”from sourcing and quality assurance to packaging and timely delivery. The hygiene kits have now been successfully distributed and are expected to contribute significantly to ongoing public health and hygiene efforts in the target areas.

โ€œThis project reflects our core values of reliability, quality, and responsiveness,โ€ Mr. Osman added. โ€œAt ILSG, we take pride in supporting our clients in making tangible impacts through tailored logistics solutions.โ€

________________________________________
About Integrated Logistics Solutions Group
Integrated Logistics Solutions Group (ILSG) is a leading provider of transportation and logistics services in the Horn of Africa. We specialize in customized solutions for businesses, NGOs, and public sector institutionsโ€”delivering excellence in procurement, freight, and supply chain management.

For more information, please visit: https://ilsgroupltd.com.
Contact Information
Address: Jigjigayar, Next to WHO Office, Hargeisa, Somaliland
Phone: +252 572247 / +252 637027777 / +252 637027787 / +252 637027788
Email: [email protected] | [email protected]
Website: https://ilsgroupltd.com

15/05/2025

WAR-SAXAAFADEED

13 May 2025,waxa kormeer ku tagay deegaanka Xaaxi ee Gobolka Daad-madheedh, Somaliland oo ka mid ah goobaha ay ka socoto shaqada baadhitaanka dhulka ee mashruuca casriyeynta waddada Hargeysaโ€“Oodweyneโ€“Burco (183 km) Mudane Cabdilaahi Ibraahim, Maareeyaha Mashruuca, iyo Mudane Jimcaale Daahir, Lataliyaha Farsamadaโ€”oo labaduba ah saraakiil sare oo ka tirsan Hayโ€™adaha Waddooyinka Somaliland. Waxaa sidoo kale ku wehelinayay kormeerka Mudane Maxamed Xaashi, Gudoomiyaha Shirkadda Integrated Logistics Solutions Group (ILSG).
Kormeerkan ayaa si guul ah ugusoo dhamaaday,

Wabilahi Towfiq
Xafiiska Isgaadhsiinta iyo Xidhiidhka Macaamiisha

WAR-SAXAAFADEEDApril 21, 2025Haleeya, Somaliland โ€” Maanta oo ay Bishu Tahay April 21,2025 waxa koormeer ku tagay shaqada...
21/04/2025

WAR-SAXAAFADEED

April 21, 2025
Haleeya, Somaliland โ€” Maanta oo ay Bishu Tahay April 21,2025 waxa koormeer ku tagay shaqada lagu ogaanayo la socodka culayska xamuulka ( Exle Load Monitoring ee ka socda bar-kontaroolka Haleeya , taasoo manta lagu soo gabo-gabayn doono hawlgal saddex maalmood socday intii u dhaxaysay April 19 21 April, 2025.
Wafdiga waxaa uu ka koobnaa Gudoomiyaha Shirkada Integrated Logistics Solutions Group Mudane Maxamed Xaashi, , iyo Eng. Samatar Abib Ibrahim, Agaasimaha Tayada Farsamada & Badbaadada ee Hayโ€™adda Horumarinta Waddooyinka Somaliland. Booqashadu waxay diiradda saartay kormeerka iyo qiimeynta hawlaha miisaamida culeyska xamuulka, kuwaasoo muhiim u ah ilaalinta kaabayaasha waddooyinka iyo kor u qaadidda badbaadada gaadiidka.
Ogaanshaha culeyska xamuulku waa qeyb muhiim ah oo ka mid ah ilaalinta tayada iyo adkeysiga waddooyinka istiraatiijiga ah, iyadoo looga hortagayo burburka degdegga ah ee ka dhasha gaadiidka xad-dhaafka ku raran, kuwaas oo si weyn u kordhiya kharashaadka dayactirka iyo khataraha amniga.

Wabilahi Towfiq
Xafiiska Isgaadhsiinta iyo Xidhiidhka Macaamiisha

Address

Jigjiga Yar Near Gulleed Hotel
Hargeisa
252

Opening Hours

Monday 07:30 - 17:00
Tuesday 07:30 - 17:00
Wednesday 07:30 - 17:00
Thursday 07:30 - 17:00
Saturday 07:30 - 17:00
Sunday 07:30 - 17:00

Telephone

+252637027777

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Integrated Logistics Solutions Group - ILS posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Integrated Logistics Solutions Group - ILS:

Share