Star Bus Transportation

Call Directions Website

Star Bus Transportation Star Bus Transportation and logistics waa Shirkada iskusocodka gaadiidka iyo dadweynaha . Waa hormuu

05/05/2026

Shirkadda Xajka iyo Cimrada ee Borama Travel Agency iyo shirkadda Starbus waxay si kal iyo laab ah ugu ducaynayaan dufcaddii koowaad ee xujeyda ee ka ambabaxday magaalada Borama, kuwaas oo ku safray shirkadda Starbus.

Alle ha ka aqbalo cibaadadooda, ha u fududeeyo gudashada waajibaadka Xajka, caafimaad qabna ha ku soo celiyo dalkooda iyo ehelkoodaba. Safar kheyr leh iyo soo laabasho nabad ah ayaan u rajaynaynaa

🌷Hanbalyo camani Ahmad adam iyo marwo Fatima hassan Allaha ka yeelo reer barakaysan
26/02/2026

🌷Hanbalyo camani Ahmad adam iyo marwo Fatima hassan
Allaha ka yeelo reer barakaysan

09/01/2026
31/12/2025

Address

Hargeisa, Main Street Opposite Faarax Joome Building
Hargeisa
00252

Opening Hours

Monday 06:00 - 21:00
Tuesday 06:00 - 21:00
Wednesday 06:00 - 21:00
Thursday 06:00 - 21:00
Friday 06:00 - 21:00
Saturday 06:00 - 21:00
Sunday 06:00 - 21:00

Telephone

+252634501965

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Star Bus Transportation posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share