13/01/2026
Ma doonaysaa inaad alaab ka keento Dubai ilaa Hargeisa si degdeg ah oo ammaan ah?
ArsalEx Cargo waa xalkaaga.
Waxaan kuu keenaynaa alaab kasta oo aad u baahato, ganacsi ama shakhsi, si nidaamsan oo waqtiyeysan.
Alaabaha Dubai laga soo qaado, si toos ahna Hargeisa laguugu keeno.
Ku aamin ArsalEx Cargo xamuulkaaga, kana fogow walwal iyo dib u dhac.
ArsalEx Cargo โ Degdeg, kalsooni, iyo adeeg la isku halayn karo.
63 7666766