A&A Trade Solutions

A&A Trade Solutions Trustworthy, Affordable, Endless

📹 4 kamaradood oo HD ah• 🎤 Cod duubis (Audio Recording)• 🌙 waxay leedahay Night Vision oo habeenkii si cad wax u duubta•...
11/07/2026

📹 4 kamaradood oo HD ah
• 🎤 Cod duubis (Audio Recording)
• 🌙 waxay leedahay Night Vision oo habeenkii si cad wax u duubta
• 📱 Daawasho toos ah oo telefoonka laga geli karo meel kasta (Android & iPhone)
• 📶 Taageera 2.4GHz & 5GHz Wi-Fi
• 🌧️ IP66 – Biyo iyo boodh u adkaysanaysa, bannaankana waa lagu rakibi karaa ( indoor / outdoor)
• 💾 NVR oo lagu rakibo Hard Disk (HDD) si loo kaydiyo muuqaalka
• 🚨 Motion Detection – Waxay kuu soo diraaysa ogeysiis markay dhaqdhaqaaq qof dareento
• 🎥 H.265 Video Compression – Kaydin badan ayuu sameeyaa isagoo ilaalinaya tayada muuqaalka.

Ma ku daashay inaad cid kale ku tiirsanaato si ay kuugu dalbaan alaab dalka dibadiisa ah?Ma doonaysaa inaad si xorriyad ...
02/06/2026

Ma ku daashay inaad cid kale ku tiirsanaato si ay kuugu dalbaan alaab dalka dibadiisa ah?

Ma doonaysaa inaad si xorriyad leh uga iibsato alaabo dalka Shiinaha adoo dalkaaga jooga?

A&A waxay kuu Soo kordhisay adeeg marin ah oo aad ku isticmaali karto TAOBAO, si aad xor ugu noqoto inaad si toos ah uga doorato alaabo summadaysan iyo kuwo aan summadaysnayn oo ka imanaya suuqa tafaariiqda Shiinaha adigoon cidna ugu tiirsanaan inaykuu doorto.

Adiga ayaa dooranaya alaabta.
A&A-na waxay kaa caawinaysaa dhinaca Shiinaha.

Waxaan kaa caawin doonaa:

✅ Is diwaangelinta(registeration)Taobao
✅ Hagista qaabka aad lacagta u bixinayso
✅ Dalabka iyo soo iibsiga alaabta
✅ Qaabilida alaabtaada xafiiskayaga Shiinaha
✅ Hubin muuqaal ah oo sawir iyo muuqaal-video leh
✅ Kaydin bilaash ah oo Shiinaha ah ilaa 10 maalmood
✅ Taageerida celinta alaabta ama lacag-celinta ka hor inta aan la dhoofin
✅ Ku wareejinta shirkadaha air cargo-ga iyadoo caddayn rasmi ah jirto

Sida ay u shaqayso:

1️⃣ Iska diiwaangeli Taobao adigoo adeegsanaya link-ga lagu siiyay
2️⃣ Hoos u sii rog si aad u akhrido hagaha diiwaangelinta
3️⃣ Raadi alaabta aad doonayso
4️⃣ U dir faahfaahinta dalabka A&A adigoo adeegsanaya link-ga
5️⃣ U dir lacagta A&A
6️⃣ Annaga ayaa dalabka samaynayna kana maamulayna Shiinaha
7️⃣ Kadib hubinta sawirka/video-ga, adiga ayaa go’aaminaya inaad iibsato ama aad celiso
8️⃣ Waxaan ku wareejinaynaa dalabkii alaabtaada mid ka mid ah shirkadaha air cargo-ga si laguugu soo keeno

Adeeggan waxa uu khuseeyaa oo keliya alaabaha caadiga ah ee tafaariiqda Taobao.

Dalabaadka gaarka ah, summadaynta, wadaxaajoodka warshadaha, dalabaadka waaweyn, iyo codsiyada sourcing-ka gaarka ahi waxay mari doonaan adeeggeenna caadiga ah ee procurement-ka.

Waa waqtigii aad si xor leh uga dukaameysan lahayd Taobao.
A&A-na waxay kuu maamulaysaa dhanka fulinta ee Shiinaha.

Guji link-ga hoose si aad iskaga diiwaangeliso TAOBAO, kadibna hoos u sii rog si aad u akhrido hagaha “How To” ee bilowga ah."

⬇️⬇️⬇️⬇️

https://reg.taobao.com/havanaone/register/register.htm?bizEntrance=person_pc&bizName=taobao®BizSource=tbtop

OGEYSIIS MUHIIM AH:

Waxaan si hufan u caddeynaynaa in 3% khidmadda lacag-bixinta caalamiga ahi aysan ahayn lacag ay shirkaddu qaadanayso ama faa’iido ah. Waa khidmad ay qaadaan adeegyada lacag-bixinta iyo sarifka caalamiga ah marka la fulinayo dalabaadka dibadda (sida VISA, Mastercard, Alipay iwm).

Sidoo kale, haddii ay timaaddo arrin la xidhiidha soo celinta lacagta (refund), waxay ku xidhan tahay xeerka iibiyaha alaabta, waxaana arrintaas si cad loo xaqiijin doonaa ka hor inta aan dalabka la fulin.

Waxaan mar walba ku dadaalaynaa adeeg hufan, daahfuran, oo lagu kalsoonaan karo.

A&A Trade Solutions

28/04/2026

Habka aan u shaqayno 👇

🌙 CIID AL-ADXA BUNDLE – FARXADDA CARUURTA 🌙📦 Shipping ka imanaya Guangzhou, ChinaWaxaad ka heli doontaa:🚗 Baabuurro remo...
27/04/2026

🌙 CIID AL-ADXA BUNDLE – FARXADDA CARUURTA 🌙
📦 Shipping ka imanaya Guangzhou, China

Waxaad ka heli doontaa:
🚗 Baabuurro remote control ah (trucks xoog leh)
✈️ Diyaarado fighter jet ah
👧 Caruusado set ah

✔️ Tayada oo sarreysa
✔️ Si fudud loo isticmaali karo
✔️ Ku habboon hadiyadaha Ciidda

⚠️ Kuwa sawirada ku jira waa tusaale kaliya, waxaan ku haynaa xulasho aad uga badan.

Ha sugin ilaa maalinta Ciidda, hadiyadaha carruurta sii diyaari hadda.

📩 Nala soo xidhiidh maanta
📞 WhatsApp / Call: 63 8571847

A&A Trade Solutions
Reliable sourcing. Direct from China.

Ma rabtaa inaad qaaddo sawirro iyo video tayo sare leh?Ama aad ganacsigaaga u gaadhsiiso heer kale?Drone bundle-kan waa ...
18/04/2026

Ma rabtaa inaad qaaddo sawirro iyo video tayo sare leh?
Ama aad ganacsigaaga u gaadhsiiso heer kale?

Drone bundle-kan waa waxa aad u baahan tahay.

Waxaad helaysaa:
📸 Drone tayo sare leh
🔋 Battery + accessories
🎮 Si fudud loo isticmaali karo
📦 Diyaar u ah isticmaal isla markiiba

Ku habboon:
✔️ Content creators
✔️ Ganacsiyada
✔️ Kormeer & shaqooyin kala duwan

Qiimuhu wuu isbedeli karaa ka faa’iidayso hadda.

📩 Nala soo xidhiidh maanta
📞 WhatsApp / Call: +252 63 8571847
A&A Trade Solutions
Reliable sourcing. Direct from China.

SOLAR ENERGY BUNDLE – NOW AVAILABLE ☀️🔋Korontadu ma sugto. Qiimuhuna ma istaago.Ha sugin ilaa ay dhibaato timaaddo.👉 Qaa...
11/04/2026

SOLAR ENERGY BUNDLE – NOW AVAILABLE ☀️🔋

Korontadu ma sugto. Qiimuhuna ma istaago.

Ha sugin ilaa ay dhibaato timaaddo.
👉 Qaado Solar Battery-gaaga maanta.

💥 Qiime gaar ah oo adiga laguu diyaariyey

✔️ Koronto joogto ah
✔️ Kayd tamar oo la isku halayn karo
✔️ Ku habboon guri & ganacsi

Agab dhamaystiran – diyaar u ah isticmaal

Nala soo xidhiidh hadda. Ha ka hadhin.

Ganacsatada iibisa alaabaha dumarka sida: dharka, kabaha, Boorsooyinka, agabka Quruxda, IWM, waxaanu idiin haynaa xidhmo...
03/02/2026

Ganacsatada iibisa alaabaha dumarka sida: dharka, kabaha, Boorsooyinka, agabka Quruxda, IWM, waxaanu idiin haynaa xidhmo gaar ah oo alaab dumareed ah oo si taxaddar leh loo soo xulay.

Xidhmadan waxay ka kooban tahay alaabo tayo leh oo ku habboon in lagu iibiyo dukaamada, laguna soo bandhigo si nidaamsan oo soo jiidasho leh.

Adeegayagu wuxuu ka bilaabmay as soo iibinta alaabta ilaa keenista, anagoo gaadhsiinayna Geeska Afrika iyo Bariga Afrika, hadba meesha uu ganacsigaagu ku yaallo.

Haddii aad xiisaynayso xidhmadan AGABKA DUMARKA ama xidhmooyinka kale ee ganacsi ee aanu hayno, nala soo xidhiidh.

——-

For businesses that sell women’s products such as clothing, shoes, handbags, beauty products, and more, we offer a carefully curated Women’s Products designed specifically for retail businesses.

This bundle includes high-quality items that are suitable for in-store sales and can be displayed in an organised and attractive way.

Our service covers everything from sourcing the products to delivery, supplying businesses across the Horn of Africa and East Africa, wherever your business is located.

If you’re interested in this Women’s Products Bundle or any of our other business packages, please get in touch.

Ganacsatada iibisa agabyada abaal marinta sida: tartamada, dugsiyada, ururada, ciyaaraha kala duwan iyo munaasabadaha ab...
27/01/2026

Ganacsatada iibisa agabyada abaal marinta sida: tartamada, dugsiyada, ururada, ciyaaraha kala duwan iyo munaasabadaha abaalmarinta waxaanu idiin haynaa xidhmo khuseysa Agabka abaalmarinada oo dhan sida: Billadaha, koobabka, IWM. kuna habboon ciyaaraha, iskuullada, shirarka iyo xafladaha.

Adeeggeenna wuxuu ka bilaabmaa soo iibinta agabka ilaa keenista, anagoo gaadhsiinayna Geeska Afrika iyo Bariga Afrika, hadba Hal kuu Ganacsigaagu yahey.

Haddii aad xiisaynayso xidhmadan abaalmarinta ama xidhmooyinka kale ee ganacsi ee aanu hayno, nala soo xidhiidh.

——

For businesses that sell award, trophies and recognition items—such as those serving tournaments, schools, organisations, sports activities, and award ceremonies—we offer a dedicated Awards Bundle covering all essential award materials, including medals, trophies, and more, suitable for sports events, schools, conferences, and celebrations.

Our service covers everything from sourcing to delivery, supplying businesses across the Horn of Africa and East Africa, wherever your business is located.

If you’re interested in this awards bundle or any of our other business packages, feel free to message us. 🏆

Thank you all for helping us reach 1000 followers!We value every connection and look forward to sharing more progress ah...
01/01/2026

Thank you all for helping us reach 1000 followers!

We value every connection and look forward to sharing more progress ahead.

Qiimo iyo qadarin ayaan idiin hayna waxaanu rajaynaynaa koboc kaalin-gal ah.

Mahadsanidin.

29/12/2025

A special message from our Head of Operations - Muhammad Abdi Gadiid

Madaxa Hawl-gelinta Shirkada A&A Mudane Maxamed Cabdi Gadiid oo gudbinaya fariin gaar ah

Address

Shacab Mall
Hargeisa
H372+8XF

Opening Hours

Monday 08:00 - 11:45
16:15 - 20:00
Tuesday 08:00 - 11:45
16:15 - 20:00
Wednesday 08:00 - 11:45
16:15 - 20:00
Thursday 09:00 - 11:45
16:30 - 19:30
Saturday 08:00 - 11:45
Sunday 16:15 - 20:00

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when A&A Trade Solutions posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share