24/06/2026
🕋 MANASIK Hajj & Umrah Services 🕋
🌙 Cumrada fasaxa bisha 6aad & 7aad waa furantahay!
Hadda isdiiwaangeli oo ka faa’iidayso safar barakaysan oo leh adeeg hufan iyo daryeel gaar ah.
Waxaan kuu diyaarinaynaa:
✈️ Visa Cumrada
🎫 Ticket Go & Back ah
🏨 Hoteello nadiif ah
🚌 Gaadiid diyaar ah
🍽️ Boqashooyin & hagitaan hufan
🤍 رحلةٌ إلى أطهر البقاع، وسكينةٌ تلامس القلوب، ودعواتٌ تُرفع عند بيت الله الحرام 🤍
📞 Nala soo xiriir:
+966 56 801 7308
+252 63 373 0178
✨ Muudo kooban • Qiimo macquul ah • Adeeg tayo leh • Xuquuqna leh
حجز موعدك الآن، واجعل لك نصيبًا من هذه الرحلة المباركة 🤍