Somali Activity

Somali Activity Kala Soco Wararka Somalida Iyo kuwa Caalamka Warbiximo, Ciyaaraha iyo Sugaan

Well done
02/09/2026

Well done

Masuuliyiin ka tirsan Xukuumadda Madaxweyne Cirro ayaa noo soo dusiyay xog sheegaysa inay jiraan dhaqdhaqaaqyo la xidhiidha in qaar ka mid ah dalalka caalamka la filayo inay aqoonsi siiyaan Somaliland.

Sida xogtu tilmaamayso, badhtamaha ilaa dhammaadka bishan ayay Somaliland isu diyaarinaysaa inay ictiraaf ka hesho qaar ka mid ah waddamada dunida. Israa||L ayaana gaadhwadeenka ugu weyn ka ah mawjaddan ay Somaliland aqoonsiga kaga raadinayso adduunka.

Maxay kula tahay.?
Somaliland ma helayso aqoonsi kale oon ahay kii Isra||L.?

Mohamed Yusuf Bakayle.

Wasaarada Arimaha dibada ee Israil oo Afsomali ku hadashay
01/09/2026

Wasaarada Arimaha dibada ee Israil oo Afsomali ku hadashay

01/09/2026

Legendkii Weynaa Madaxweyne Cirro Siyaasadii Arimaha Dibada Meel Buu Saaray Ee Kuwii Saaxafada inoo sheegan jiray Waa Adhi show Hal Maqaal masoo Tarjumi karaan

Waxaan Arkayay Saxaafada Israil oo ku kaliyaysatay inay Qaar inaga so horjeeda Media ha ku karbaashaan sida Warbaahinta Carabta oo dhan

Kuwan hargeisa jooga ee reeraha isku dira ee page layaasha ah Waar wuxu sow waa Coppy and past

31/08/2026

Waqooyi bari 4xildhibaan baa Caawa kaso goostay 3waa dhulbahante Midna waa Warsangeli

28/08/2026

Yaa,, islaam ah▪︎ yaa Ehel ah▪︎ yaa Somaaliya

Shacabka Dhulkoodii Xasan sheekh ka barakiciyay

22/08/2026

Wacda Aabihiin Biilka ha idiin so diree🤣🤣

19/08/2026

Ninkii aan dhiiran karinow iska tag" M.Hassan sheekh

18/08/2026

Naa dayooy Qeybta Wanaagsan yaa ku baray

17/08/2026

Numberkaaga ii qor Quruxley!🤣 Maxaa ka raacay Wiilkii Xaragoonayay

17/08/2026

Don’t try to do something like this, as it could cause you injury.

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Activity posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Somali Activity:

Shortcuts

Share