Somali Activity

Directions Contact the business

Somali Activity Kala Soco Wararka Somalida Iyo kuwa Caalamka Warbiximo, Ciyaaraha iyo Sugaan

17/10/2026

Habarqabe Hoojin kara Haweenka Allow ka dhawr

17/10/2026

Ma Doonaysaa inaad dhadhamiso Macaanka iimaanka

Sheikh Cabdirashaiid Cali Suufi,,

Waad mahadsan tihiin Saaxiibayaal
17/10/2026

Waad mahadsan tihiin Saaxiibayaal

17/10/2026

Su,aalo iyo Jawaabo Diini ah kaga soo jawaab Qeybta Commentka Hadii aad garato abaal marin baad leedahay.

17/10/2026

Waa in La gooyo ama la jaro Kintirka dumarka Xildhibaan Baarlamanka somalia baa so jeediyay

17/10/2026

Lafta Gareen: 50Jir Baan ahay Markii Aan Siyaasada Kujiray Xassan Adhiga ayuu iibin jiray

Dadka reer Koonfur Galbeed Waxaan Leeyahay Waxaa la rabaa in 2026 la idin Gumeysto ha yeelinina Xor baad tihiin sharaftiina iyo ta Gabdhihiina difaacda

17/10/2026

Fanaanka iskalaaji Waxaan ahay Fanaanka kaliya Ee Meel walba Oo somaali degto Tagi kara ku Noolaan kara Kana Heesi kara

16/10/2026

Hablihii Hargeysa Oo Buurnaan [Cayil Lagu Nacay]
maalin dhaweyd ayuun bay ahay markii Xukumada
Somaliland ay sheegtay in haweenka somaliland Cayil badan la il daran yihiin

Raggii ayaa Ka Cabanaya Dumarka miisaankoodu Cuslaaday

16/10/2026

Say Mansha.allah muuqaalkii ugu Quruxda Badnaa

 : Ciidamada Sirdoonka ee Somaliland ayaa hadda xabsiga u taxaabay Cabdulqaadir Sharaay oo Hargeysa kaga dhawaaqay inuu ...
16/10/2026

: Ciidamada Sirdoonka ee Somaliland ayaa hadda xabsiga u taxaabay Cabdulqaadir Sharaay oo Hargeysa kaga dhawaaqay inuu yahay Musharrax Madaxweynaha Doorashada Soomaaliya, sidoo kalena ku baaqay in Somaliland aqoonsigeeda ka raadsato Xamar.

Mr. Sharaay ayaa laga qabtay hoteel uu Hargeysa ka degganaa, xabsiga ayaana loo dhaadhiciyay.

Dhowaan ayuu Xamar ka yimi, mana aha markii u horeysay ee uu Somaliland yimaado. Siyaasigani hayb ahaan waa beesha Sheekhaal, ardaaga Looboge.

Mohamed Yusuf Bakayle.

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Activity posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Somali Activity:

Shortcuts

Share