30/01/2023
medical delivery waa mid ka mid ah package yada an bixino, hadii ad tahay shaqsi farmashi leh oo u bahan in loo soo adego adigoo goob tada ganacsiga soo faarujinin waliba lagaga so adegayo shirkada ad macamisha u tahay ama ad ku xiran tahay.
adigoo ad waqti bixin oo ad goobtada ganacsiga soo xiran waxaa diyaar kuu ah iney productiga mesha kugu keno shirkada quick courier service(QCS Delivery.)