Nur Alharamain Hajj,Umrah & Travel Agency.

Nur Alharamain Hajj,Umrah & Travel Agency. Macmil kusoo dhawow Nur al.
(4)

Haramain hajj,umrah and travel agency waxa Ku diyaar ah halkan ticket localka iyo international Ka iyo visa yasha adeegyada xajjka iyo cumarada oo dhaystiran

20/08/2026
Kahor intaanad baakaysan boorsadaada safarka, eeg 4-tan talo oo muhiim ah si uu safarkaagu u noqdo mid fudud oo aad diir...
19/08/2026

Kahor intaanad baakaysan boorsadaada safarka, eeg 4-tan talo oo muhiim ah si uu safarkaagu u noqdo mid fudud oo aad diiradda u saarto cibaadada oo keliya.

Nur Al-Haramain waxay diyaar kuugu tahay inay kaa caawiso safar Cibaado oo nabad iyo raaxo leh.

๐Ÿ“ Address: Gureeye Road, Garowe
๐Ÿ“ž Phone: +252 904 666 679

๐Ÿ•‹ ๐—–๐˜‚๐—บ๐—ฟ๐—ผ ๐—ฆ๐—ฒ๐—ฝ๐˜๐—ฒ๐—บ๐—ฏ๐—ฒ๐—ฟ ๐Ÿฎ๐Ÿฒ โ€” Safar Barakeysan, Xusuus Aan La Ilaawi Karin Leh.Ku safar Nur Alharamayn Hajj & Umrah ๐ŸคWaxaan kuu...
13/08/2026

๐Ÿ•‹ ๐—–๐˜‚๐—บ๐—ฟ๐—ผ ๐—ฆ๐—ฒ๐—ฝ๐˜๐—ฒ๐—บ๐—ฏ๐—ฒ๐—ฟ ๐Ÿฎ๐Ÿฒ โ€” Safar Barakeysan, Xusuus Aan La Ilaawi Karin Leh.

Ku safar Nur Alharamayn Hajj & Umrah ๐Ÿค
Waxaan kuu diyaarinay:
โœˆ๏ธ Gadiid raaxo leh
๐Ÿจ Hotel xaramka u dhow
๐Ÿ•Œ Dalxiis Meelo Taariikhi ah
๐Ÿ“š Culimo ku hagaysa

๐Ÿ“… 14 Maal Mood
๐Ÿ“ Garowe
๐Ÿ“ž +252 90 466 6675 | +252 90 466 6679
. .
. . .

Boosaska waa xaddidan yihiin. La xiriir maanta si aad u xaqiijiso safarkaaga Cumrada.
03/08/2026

Boosaska waa xaddidan yihiin. La xiriir maanta si aad u xaqiijiso safarkaaga Cumrada.

Safarkaaga wuxuu mudan yahay adeeg lagu kalsoon yahay. Waxaan kula joognaa tallaabo kasta oo safarkaaga ah.๐Ÿ“… 08 August 2...
03/08/2026

Safarkaaga wuxuu mudan yahay adeeg lagu kalsoon yahay. Waxaan kula joognaa tallaabo kasta oo safarkaaga ah.

๐Ÿ“… 08 August 2026 โ€“ 23 August 2026

Waxa ku jira xirmada:
โœˆ๏ธ Duulimaad Tagid & Soo Noqosho
๐Ÿจ Huteel 5 Xiddigle ah
๐Ÿฝ๏ธ Qorshaha Cuntada
๐Ÿ•Œ Booqashooyin Muhiim ah
๐ŸšŒ Gaadiid & Hagitaan

๐Ÿ’œ Raaxo โ€ข Kalsooni โ€ข Cibaado Deggan

๐Ÿ“ž Nala soo xiriir maanta si aad u xaqiijiso booskaaga. Boosasku waa xaddidan yihiin.

Hambalyo! 28 Sanoguurada Asaaska Puntland!
30/07/2026

Hambalyo! 28 Sanoguurada Asaaska Puntland!

29/07/2026

U Safar Xaramka Adigoo Ka Helaaya Raaxadii Ugu Sarreysay! โœจ๐Ÿ•Œ

Reer Garoowe iyo Muqdisho, shirkadda Nur Alharamain waxay idin la wadaagaysaa xidhmada VIP-da ee safarka Cumrada (08 - 23 AUG 2026).

Dag huteellada ugu caansan uguna dhow Xaramka sida Makkah Anjum Hotel iyo Anwar Al Madinah Mรถvenpick, adigoo helaya adeegyo dheeraad ah sida VIP Train iyo gaadiid gaar ah.

๐Ÿ’Ž Cibaado deggan iyo raaxo buuxda!
๐Ÿ“ž Nagala soo xiriir: +252 90 466 6675 / +252 90 466 6679
๐Ÿ“ Xafiiska Garoowe: Wadada Guureeye, ku dhagan Horn Petroleum.

Macmil kusoo dhawow Nur al. Haramain hajj,umrah and travel agency waxa Ku diyaar ah halkan ticket localka iyo international Ka iyo visa yasha adeegyada xajjka iyo cumarada oo dhaystiran

Jawaabtii Baaqa Eebbe  ๐Ÿ•Œโœˆ๏ธDadweynaha ku dhaqan Garoowe iyo Muqdisho, shirkadda Nur Alharamain waxay idinla wadaagaysaa s...
28/07/2026

Jawaabtii Baaqa Eebbe ๐Ÿ•Œโœˆ๏ธ
Dadweynaha ku dhaqan Garoowe iyo Muqdisho, shirkadda Nur Alharamain waxay idinla wadaagaysaa safarkii Cumrada ee bisha Ogoosto!
Waxaa idiin diyaarsan xidhmo dhamaystiran oo idin siinaya raaxo buuxda iyo hannaankii ugu habboonaa (Fiiso, Huteel, Tigidh iyo Hagid gaar ah).

๐Ÿ›ซ Dhoofidda: 08 - AUG - 2026
๐Ÿ›ฌ Soo Noqodka: 23 - AUG - 2026
๐Ÿ“ Ka Bixidda: Garoowe & Muqdisho
๐Ÿ“ž Nagala soo xiriir: +252 90 466 6675 / +252 90 466 6679
๐Ÿ“ Xafiiska Garoowe: Wadada Guureeye, ku dhagan Horn Petroleum.

ุนูŠุฏ ุงู„ุงุถุญู‰ ู…ุจุงุฑูƒ ู„ูƒู„ ุงู„ู…ุณู„ู…ูŠู†Waxa aan halkan kula qeybsaneyna bulshada muslimiinta ah iyo kuwa soomaaliyeed ba farxada c...
27/05/2026

ุนูŠุฏ ุงู„ุงุถุญู‰ ู…ุจุงุฑูƒ ู„ูƒู„ ุงู„ู…ุณู„ู…ูŠู†

Waxa aan halkan kula qeybsaneyna bulshada muslimiinta ah iyo kuwa soomaaliyeed ba farxada ciida barakeysan ee Eid Aladha.

10/05/2026

๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ฆ ๐Œ๐š ๐ซ๐š๐›๐ญ๐š๐š ๐ข๐ง ๐š๐š๐ ๐ฐ๐š๐ฑ ๐ค๐š ๐›๐š๐ซ๐š๐ญ๐จ ๐๐š๐ฅ๐ค๐š ๐’๐ฎ๐œ๐ฎ๐ฎ๐๐ข๐ ๐š? ๐ŸŽ“
Ma ku hammiyeysaa inaad aqoon heer sare ah ka soo kororsato jaamacadaha ugu horreeya ee ๐๐š๐ฅ๐ค๐š ๐’๐š๐ฎ๐๐ข ๐€๐ซ๐š๐›๐ข๐š? fursad dahabi ah ayaa hadda kuu furan!
๐๐ฎ๐ซ ๐€๐ฅ๐ก๐š๐ซ๐š๐ฆ๐š๐ข๐ง waxay kuu diyaarisay garab istaag iyo caawinaad buuxda oo ku aadan xaraynta codsiyadaada waxbarasho. Si aad uga mid noqoto tartamayaasha.

๐Ÿ“ž Wixii faahfaahin ah kala xiriir: +252 90 466 6675
904 666 679 (WhatsApp)
๐Ÿ“ Goobta: Wadada Guureeye, ku dhagan Horn Petroleum, Garoowe.

Address

Gureeye Road,ku Dhagan Horn Petroleum
Mogadishu

Telephone

+252617520036

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Nur Alharamain Hajj,Umrah & Travel Agency. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Nur Alharamain Hajj,Umrah & Travel Agency.:

Shortcuts

Share