Gaalooge Agro Business Enterprise

Gaalooge Agro Business Enterprise Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Gaalooge Agro Business Enterprise, maka almukarama, Mogadishu.
(1)

Gaalooge is a registered Agro-business Enterprise which actively involved in the production, distribution, and commercialization of high-quality certified seed varieties as well as the supply of agricultural equipment, tools, and other farm inputs.

From land preparation and sowing to transporting and crop care, one tractor can support farmers throughout the agricultu...
22/08/2026

From land preparation and sowing to transporting and crop care, one tractor can support farmers throughout the agricultural cycle—saving time, reducing costs, and improving productivity.

Maalinta Beeraha ee Ardayda TVET – Dufcadda 4aad Gaalooge TVET Center, oo ka shaqeeya awood-siinta dhalinyarada Soomaali...
19/08/2026

Maalinta Beeraha ee Ardayda TVET – Dufcadda 4aad

Gaalooge TVET Center, oo ka shaqeeya awood-siinta dhalinyarada Soomaaliyeed, ayaa Afgooye ku qabatay Field Class Session loogu talagalay ardayda TVET Dufcadda 4aad. Ardaydu waxay si ficil ah ugu tababarteen kaxaynta cagaf-cagafka, sida loo hawlgeliyo iyo adeegsiga mashiinnada beeraha gudaha beerta, iyadoo ardaydu heleen fursad ay aqoontooda si toos ah ugu dabaqaan shaqada dhabta ah.

Waxaan qiimo dhims balaaran ku sameynay cagafyadeenna kale duwan laga bilaabo 11-08-2026 waxa ayna soconaysaa ilaa 11-09...
18/08/2026

Waxaan qiimo dhims balaaran ku sameynay cagafyadeenna kale duwan laga bilaabo 11-08-2026 waxa ayna soconaysaa ilaa 11-09-2026.

Cagafyada qiimo dhimista lagu sameeyay waxaa kamid ah JX95T, JX55T iyo JX75T

Nagala soo xiriir:
Mogadishu: +252 611 594 256 / +252 610 555 029
Hargeisa: +252 639 088 901.


Jimco wanaagsan
14/08/2026

Jimco wanaagsan

13/08/2026

NAFIS 2026 — Highlight

Waxaan ku faraxsanahay inaan qeyb ka noqonay sanad kii labaad Shirweynaha Qaranka ee Maalgashiga Beeraha iyo Cuntada (NAFIS 2026), oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS.
Intii uu shirku socday, waxaan ku soo bandhignay qalabka casriga ah ee beeraha ee ay soo saarto shirkadda aan wakiilka ka nahay, CASE IH, annagoo kaalin ka qaadanayna horumarinta wax-soo-saarka beeraha iyo hiigsiga Soomaaliya ee isku-filnaanshaha cuntada.

Qiimo-dhimis Gaar ah!Guddoomiyaha Guud ee Shirkadda Gaalooge ayaa NAFIS 2026 kaga dhawaaqay qiimo-dhimis gaar ah oo lagu...
12/08/2026

Qiimo-dhimis Gaar ah!

Guddoomiyaha Guud ee Shirkadda Gaalooge ayaa NAFIS 2026 kaga dhawaaqay qiimo-dhimis gaar ah oo lagu sameeyay cagafyada beeraha.

Fursad loogu talagalay beeraleyda Soomaaliyeed si ay uga faa’iideystaan cagafyo tayo leh.

SAWIRRO | MAALINTA 1-AADQaar ka mid ah sawirradii maalinta 1-aad ee Bandhigga Maalgashiga Beeraha iyo Cuntada ee NAFIS, ...
11/08/2026

SAWIRRO | MAALINTA 1-AAD

Qaar ka mid ah sawirradii maalinta 1-aad ee Bandhigga Maalgashiga Beeraha iyo Cuntada ee NAFIS, oo lagu qabtay Hotel Jazeera, Muqdisho, ayna soo qabanqaabisay Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya.

Bandhiggu wuxuu isu keenayaa daneeyayaasha iyo maal-gashadayaasha si loo xoojiyo maalgashiga, hal-abuurka iyo horumarinta waaxda beeraha iyo cuntada Soomaaliya.

🌱 Gaalooge Agro-Business Enterprise – Innovation for Sustainable Agriculture

10/08/2026
09/08/2026

Waxaan ku faraxsanahay inaan sanadkii labaad oo xiriir ah ka qaybgalno Shirweynaha Qaran ee Maalgashiga Cuntada iyo Beeraha Soomaaliyeed (NAFIS 2026).

Waxaan sii wadeynaa taageerada iyo ka qaybqaadashada horumarinta maalgashiga, wax-soo-saarka iyo kobaca waara ee beeraha Soomaaliyeed.

Beerahaagu waxay mudan yihiin daryeel xirfad leh, waxaan idiin haynaa cagafyo tayo sare leh oo qiimo macquul ah.
07/08/2026

Beerahaagu waxay mudan yihiin daryeel xirfad leh, waxaan idiin haynaa cagafyo tayo sare leh oo qiimo macquul ah.


Address

Maka Almukarama
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gaalooge Agro Business Enterprise posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share