Tayo Air & Logistics

Tayo Air & Logistics Tayo Air & Logistics is a Somali local company based in Mogadishu airport which provides normal flig

Hadaad ubaahantahay in Allaabaha yaryarka laguu geeyo Nairobi, Kampala iyo dhamaan magaalooyinka Somaliyeed fadlan nala ...
26/11/2020

Hadaad ubaahantahay in Allaabaha yaryarka laguu geeyo Nairobi, Kampala iyo dhamaan magaalooyinka Somaliyeed fadlan nala soo xiriir.

Waxaan kuugu shaqeen doonaa sida ugu fiican insha allah.

24/11/2020

Kuso Dhawaada Page Ka Cusub ee Tayo Air & Logistics oo idin fududeen Doonta Helitaanka Tikidyada, Visaha, Duulimaadyada Caalamiga ah (International Flights) iyo Duulimaadyada Qaaska ah (Chater Flights). Waxaad kaloo ka heli kartaa shirkada Qaadista alaabaha Gobol iyo Dibad ba.

Fadlan Page ka like saaro si aad uga heshid hoolaha aad ubaahantahay.

Mahadsanid.

Address

Garoonka Diyaaradaha
Mogadishu
SO

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tayo Air & Logistics posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share