Dalag Cargo Service

Dalag Cargo Service Dalag cargo service waa shirkad ka shaqaysa xamuula noocyadiisa kala duwan sida kuwa culus iyo kuwa fududba.

Dalag cargo waxaya ka shaqyasaa dekaddaha dalka sida; kismayo, barawe, mogadishu, hobyo, garacad & bosaso.

05/05/2022

Dalag cargo
Heading to Garacad port
📞 0615068396, 0619877181

We take care of your cargo🕊

KMU to MGQHaddii aad doonayso inaad alaab ka qaado Kismayo oo u qaado muqdisho, safarkan yuusan ku seegin.
11/04/2022

KMU to MGQ

Haddii aad doonayso inaad alaab ka qaado Kismayo oo u qaado muqdisho, safarkan yuusan ku seegin.

08/04/2022
08/04/2022
Dalag cargo serice waxay diyaar kuula tahay inay gaarigaaga bulletproof ka ah ay kuu gayso gobollada dalka meeshaad ka r...
07/04/2022

Dalag cargo serice waxay diyaar kuula tahay inay gaarigaaga bulletproof ka ah ay kuu gayso gobollada dalka meeshaad ka rabto.

Waxaan sidoo kale kuu qaadi karnaa qaybaha kala duwan ee gawaarida raaxada.

🕊OFFERBisha barakaysan ee Ramadaan awgeed waxaan macaamiishayada sharafta leh ogaysiinaynaa inaan u samaynay qiima dhimi...
06/04/2022

🕊OFFER

Bisha barakaysan ee Ramadaan awgeed waxaan macaamiishayada sharafta leh ogaysiinaynaa inaan u samaynay qiima dhimis 10%.
Ka faaiidaysi wacan

اللهم تقبل صيامنا

💢Dekaddaha
✅Kismayo
✅Marka
✅Mogadishu
✅Hobyo
✅Garacad
✅Bosaso

☎️0615068396, 0619877181, 7767289, 7757736

06/04/2022

Ma ka walwalsanayd xamuulka alaab badan ama culus?

Dalag cargo waxay diyaar kuula tahay inay kuu fududayso xamuulka alaabtaada iyadoo kuu gaynaysa goob walba oo dalka gudihiisa ah.

Dalag cargo waxay ka shaqaysaa badda waxayna tagaysaa dekaddaha dalka sida:

💢Kismayo
💢Baraawe
💢Mogadishu
💢Hobyo
💢Garacad
💢Bosaso

Waxaan diyaar kuula nahay adeeg hufan, degdegsiimo & qiima ku raali galiya.

☎️0619877181, 0615068396, 7767289, 7757736

05/04/2022

Mog to kmu to mog
Wednesday 6 april

Waxaan diyaar kuula nahay inaan alaabtaada kuugu keeno waqti kooban iyo qiima jaban

☎️0615068396, 0619877181, 7767289, 7757736

05/04/2022

Address

Maka Al Mukarama
Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 08:00 - 21:00
Tuesday 08:00 - 21:00
Wednesday 08:00 - 21:00
Thursday 08:00 - 21:00
Saturday 08:00 - 21:00
Sunday 08:00 - 21:00

Telephone

+252619877181

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dalag Cargo Service posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dalag Cargo Service:

Share