Haad Adventure

Haad Adventure Haad Adventure is a full-service toursim agency based in Mogadishu

18/06/2024

Shirkada dalxiiska Haad Adventure waxay diyaar kuugu tahay goobaha dalxiiska, hadii aad tihiin qoys, asxaab iyo lamaane intaba haad waa idiin diyaar

Contact: 0616027038

17/06/2024

Dalxiiska maalmaha ciida
Β° NIMOW ABAYDHAXAN
Β° BALCAD

0616027038

03/04/2024

Dalxiisyada maalmaha CIIDA ee BALCAD iyo ABAYDHAXAN

ISKA DIIWAANGALI 0616027038

Waxa tahay cadeenta ugu weyn ah in dhulkaagu yahay dhul qurxoon oo nabad ah, waqti fican ku qaado goobaha ugu qurxoon
28/03/2024

Waxa tahay cadeenta ugu weyn ah in dhulkaagu yahay dhul qurxoon oo nabad ah,
waqti fican ku qaado goobaha ugu qurxoon

LIFE IS ALL ABOUT ADVENTURE
19/02/2024

LIFE IS ALL ABOUT ADVENTURE

jimcaha soosocdo dalxiiskeena wuxuu Ku aadanyahay balcadIna keen oo inala dalxiis oo ku raaxeyso goobaha ugu quruxda bad...
04/02/2024

jimcaha soosocdo dalxiiskeena wuxuu Ku aadanyahay balcad
Ina keen oo inala dalxiis oo ku raaxeyso goobaha ugu quruxda badan

πŸ“· Alisalad AP

22/01/2024

Dalxiiska ABAYDHAXAN maalinka jimcaha


21/11/2023

🩸Say goodbye to painful finger sticks and complicated devices. The new SmartColor Series is the most user-friendly, non-invasive glucose monitor on the market β€” now with 99.9% accuracy and πŸ”„Bluetooth connectivity for real-time health tracking.
πŸ‘¨β€πŸ‘©β€πŸ‘§β€πŸ‘¦ Perfect For:
πŸ‘΄ Seniors who need a pain-free, easy-to-use monitor
🀰 Expecting moms monitoring blood sugar during pregnancy
πŸƒβ€β™‚οΈ Athletes optimizing energy & performance
Diabetics and hypertensive patients needing daily tracking
πŸ’Ό Busy professionals focused on preventive care
πŸ”οΈ Outdoor lovers monitoring oxygen levels during activity
πŸ‘¨β€βš•οΈ Health-conscious individuals who value comfort & convenience
πŸ©ΊπŸ‘‰ https://salecouponss.com/monitor-twk

Jimcahan yuusan ku dhaafin dalxiiska, Taariikh samee sanadka cusub ka hor.
21/11/2023

Jimcahan yuusan ku dhaafin dalxiiska, Taariikh samee sanadka cusub ka hor.

Dalxiisa jimcahan waa  , waana trip aad loo diyaariyey, jimcahan waxaa jiro waxyaabo xiiso leh sida : Transportation Go&...
21/11/2023

Dalxiisa jimcahan waa , waana trip aad loo diyaariyey, jimcahan waxaa jiro waxyaabo xiiso leh sida :

Transportation Go&back
Lunch + fruits
Snacks + Tea
Floating chair + tubes:
swimming game:
Football, run and jump:
under water camera
Camera available for photoshoot
Speaker ( Music )
Find new friends

PACKAGE PRICE : ONLY $15

Haddaba yuusan ku dhaafin damaashaadka sanadka cusub kahor. samee taariikh iyo xasuus aad ka sheekeyso sanadka cusub. ✌️

Jimcahan waxaa inoo balan ah bacaadka abaydhaxan - majeceshahay inaa sawiro qurxoon kusoo gasho bacaadka saharaha ah ee ...
08/11/2023

Jimcahan waxaa inoo balan ah bacaadka abaydhaxan - majeceshahay inaa sawiro qurxoon kusoo gasho bacaadka saharaha ah ee

isdiiwangeli oo hel ticket-kaaga inta uusan kaa buuxsamin gaariga |βœ…0616027038

Jimcahan waxaa inoo balan ah bacaadka abaydhaxan - majeceshahay inaa sawiro qurxoon kusoo gasho bacaadka saharaha ah ee ...
08/11/2023

Jimcahan waxaa inoo balan ah bacaadka abaydhaxan - majeceshahay inaa sawiro qurxoon kusoo gasho bacaadka saharaha ah ee

Address

Mogadishu

Telephone

+252616027038

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Haad Adventure posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Haad Adventure:

Share

Category