Fiirsade Travel & Cargo Agency

Fiirsade Travel & Cargo Agency Fiirsade Travel & Cargo Agency waa caawiyaha safarkaaga. waxaa ka helaysaa: Visas, Tickets iyo Cargo

28/05/2023
Waxaan nahay Fiirsade Travel and Cargo Agency. Company u taagan u adeegida dadka u safraaya gudaha iyo dibadda. Waxaan k...
28/05/2023

Waxaan nahay Fiirsade Travel and Cargo Agency. Company u taagan u adeegida dadka u safraaya gudaha iyo dibadda. Waxaan kuu haynaa ticketyo raqiis ah iyo caawimaad ilaa diyaarada aad ka galeyso.

Wixii faahfaahin ah kala xiriir:
615778210 / 61 3355008

Fiirsade Travel and Cargo Agency wuxuu kuu haayaa dal ku galka ama Visaha wadamada kala ah: 》Uganda》Kenya 》 Turkey 》 Mas...
14/05/2023

Fiirsade Travel and Cargo Agency wuxuu kuu haayaa dal ku galka ama Visaha wadamada kala ah:

》Uganda
》Kenya
》 Turkey
》 Masar
》 Mozambique
》 IWM

Fiirsade Travel ugu imow adeeg degdeg ah oo hadana raqiis ah.

Kusoo biir page kaan follow dheh si aad ula socoto wixii aan soo galino.
Mahadsanid!!

Fiirsade Travel and Cargo Agency waa hoyga ticket yada, viisooyinka iyo Cargo ga.Qaraabada iyo saaxiibada aad jeceshahay...
13/05/2023

Fiirsade Travel and Cargo Agency waa hoyga ticket yada, viisooyinka iyo Cargo ga.

Qaraabada iyo saaxiibada aad jeceshahay u dhiib alaab ama isoo dhiiba ku dheh fiirsade Travel waa caawiyaha idin dhexeeyo.

Travel and Cargo Agency
iyo Adeeg.
iyo Degdegsiimo.

04/05/2023
02/05/2023

Kusoo dhawaada Fiirsade Travel and Cargo Agency. Waa caawiyaha safarkaaga.
Waxaa kugu caawineynaa wax walbo aad u baahantahay inaa ku safarto iyo sida ay u kala horeyaan.

Degdegsiimo iyo Qiimo jaban.
Soo dhaweyn diiran iyo Qancin wanaagsan noogu imow.

06/08/2022

Casharka 22aad ee tafsiirka quraanka.
Suuratu Ad-Duxaa.

Address

Mogadishu

Telephone

+252613355008

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Fiirsade Travel & Cargo Agency posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Fiirsade Travel & Cargo Agency:

Share

Category