Raac Travel Services

Raac Travel Services Raac Travel Services Waxay Bixisaa Adeegyada Tigidhada Dal iyo Dibad, iyo Fiisooyinka kala duwan. soo dhawaada, oo kaalaya adduunka nala mushaaxa.

Shirkadda Raac Travel Services waxay bixisaa adeegyada aay ka midka yihiin:-
โ— Tigidhada diyaaradaha Dalka iyo Dibadda oo qiime macquul ah.
โ— Fiisooyinka wax barashada ee dalalka Turkey ๐Ÿ‡น๐Ÿ‡ท Malaysia ๐Ÿ‡ฒ๐Ÿ‡พ India ๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ‡ณ China ๐Ÿ‡จ๐Ÿ‡ณ .
โ— Fiisooyinka Dalxiiska ee dalalka Kenya ๐Ÿ‡ฐ๐Ÿ‡ช Russia ๐Ÿ‡ท๐Ÿ‡บ UAE ๐Ÿ‡ฆ๐Ÿ‡ช iyo dalal kale.
โ— Isku dubba-ridka Dalxiiska waddankeenna gudahiisa, Somalia ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด.

Fiiso Qatar oo shaqo ah ayaan kuu haynaa macmiil, kuuguna soo baxaysa 7 bari hadduu alle idmo.  Annaku waxaan kuu samayn...
07/05/2026

Fiiso Qatar oo shaqo ah ayaan kuu haynaa macmiil, kuuguna soo baxaysa 7 bari hadduu alle idmo. Annaku waxaan kuu samaynaynaa deganaansho shaqo oo 1 sano ah shaqadana adigaa raadsanaya.

whatsApp 612896945

26/11/2025

Fiiso Qatar oo muddo 7 bari kuugu soo baxaysa ayaan kuu haynnaa Macmiil, waxayna ka koobantahay. 1 SANO AH iyo dhammaan adeegyada la socda sida:-, , , markaad Qatar tagto.
LACAGTU WAA KALA DHIGASHO MARKAAD QATAR KADEGTO AYAAN KALA QAADANEENAA HADDUU ALLE IMDO.
SHAQADA IYO DEEGAANKA ADIGA AYAA RAADSANAYA.
Adeegyada kale oo aan idiin hayno waxaa ka mid ah.
Kenya ๐Ÿ‡ฐ๐Ÿ‡ช Dalxiis 5Bari.
Egypt ๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡ฌ Masar Dalxiis E-visa 12 bari.
DAL IYO DIBAD.

Kala Xiriir.
/0628363735
WhatsApp +254742278509 Nagala xiriir asna.

Raac Travel Services Waxay Bixisaa Adeegyada Tigidhada Dal iyo Dibad, iyo Fiisooyinka kala duwan.

Fiiso Qatar oo muddo 7 bari kuugu soo baxaysa ayaan kuu haynnaa Macmiil, waxayna ka koobantahay.      1 SANO AH   iyo dh...
24/04/2025

Fiiso Qatar oo muddo 7 bari kuugu soo baxaysa ayaan kuu haynnaa Macmiil, waxayna ka koobantahay. 1 SANO AH iyo dhammaan adeegyada la socda sida:-, , , markaad Qatar tagto.
LACAGTU WAA KALA DHIGASHO MARKAAD QATAR KADEGTO AYAAN KALA QAADANEENAA HADDUU ALLE IMDO.
SHAQADA IYO DEEGAANKA ADIGA AYAA RAADSANAYA.
Adeegyada kale oo aan idiin hayno waxaa ka mid ah.
Kenya ๐Ÿ‡ฐ๐Ÿ‡ช Dalxiis 5Bari.
Egypt ๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡ฌ Masar Dalxiis E-visa 12 bari.
DAL IYO DIBAD.

Kala Xiriir.
0615659715/ 61 1600463/0628363735
WhatsApp Nagala xiriir asna.

โœˆ๏ธ RAAC TRAVEL SERVICES โ€“ Hel Tikidhada Duulimaadyada Gudaha Qiimo Jaban! ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ดMa u baahan tahay tikidh duulimaad gudaha ah...
11/03/2025

โœˆ๏ธ RAAC TRAVEL SERVICES โ€“ Hel Tikidhada Duulimaadyada Gudaha Qiimo Jaban! ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

Ma u baahan tahay tikidh duulimaad gudaha ah oo degdeg ah? RAAC Travel Services ayaa kuu diyaarisay safarro qiimo jaban ah oo aad kaga dhoofi karto Muqdisho una safri karto magaalooyinka kala duwan ee Soomaaliya!

๐Ÿ“ Goobaha aan kuu hayno duulimaadka:
โœ… Muqdisho โœˆ๏ธ Baardheere
โœ… Muqdisho โœˆ๏ธ Kismaayo
โœ… Muqdisho โœˆ๏ธ Boosaaso
โœ… Muqdisho โœˆ๏ธ Hargeysa
โœ… Muqdisho โœˆ๏ธ Gaalkacyo
โœ… Muqdisho โœˆ๏ธ Baydhabo.. iyo magaalooyin kale oo badan!

๐Ÿ“ž Dalbo tikidhkaaga hadda: +252610424848 / 615659715
๐Ÿ“ Waxaan ku sugan nahay: Shaqalaha, Soomaaliya

Ku safro si sahlan oo raaxo leh! RAAC Travel Services โ€“ Mar kasta diyaar kuu ah!

Macaamiil waxaan kuu Diyara Visa Waxbarasho ee Dalka Belarus Adigoo Ku helaya Mudo Bil ah iyo Qimo Jaban .              ...
05/08/2024

Macaamiil waxaan kuu Diyara Visa Waxbarasho ee Dalka Belarus Adigoo Ku helaya Mudo Bil ah iyo Qimo Jaban .
Nagala Soxiriir Numberada hoos ku qoran.
WhatsApp +252612896945
Tell. 0612896945/615659715

Macaamiil waxaan kuu Diyara Visa Waxbarasho ee Dalka Belarus Adigoo Ku helaya Mudo Bil ah iyo Qimo Jaban .              ...
04/08/2024

Macaamiil waxaan kuu Diyara Visa Waxbarasho ee Dalka Belarus Adigoo Ku helaya Mudo Bil ah iyo Qimo Jaban .
Nagala Soxiriir Numberda Profile ka Saran ama
WhatsApp +252611600463
Tell. 0612896945

24/07/2024

Macaamiisha Sharafta leh, waxaan idiin heynaa waxbarasho oo ah, 19 bari ayay kusoo baxaysaa insha'allah, ee ka faa'ideysta.
Qiimahuna waa mid jaban.
Nagala Soo xiriir, 0615659715/612896945

Macaamiil waxaan kuu haynaa   Cumra oo isku dhan,       iyo booqashada goobaha barakaysan,Waxaad kaloo naga helee,     S...
23/07/2024

Macaamiil waxaan kuu haynaa Cumra oo isku dhan, iyo booqashada goobaha barakaysan,

Waxaad kaloo naga helee, Saudi Arabia oo 1 sano ah, iyo Visa

naga la soo xiriir WhatsApp 62 5659715 Toos nooga soo wac. 615659715/612896945

22/07/2024

Waxaan macaamiisheenna ugu bishaaraynaa inaan u hayno, tigidhada Dalka iyo Dibaddaba oo raqiis ah, iyo Fiisooyinka waddamada iyo qaar kale.

Macmiil naga la soo xiriir WhatsApp. 62 5659715
Toos. 615659715/612896945

Hambalyo Dhammaan Ummada Soomaliyeed Meel Kasta Oo Ay Joogan Waxaan Ugu Hambalyeyneynaa Munaasabadda Sannad-Guurada 64aa...
25/06/2024

Hambalyo Dhammaan Ummada Soomaliyeed Meel Kasta Oo Ay Joogan Waxaan Ugu Hambalyeyneynaa Munaasabadda Sannad-Guurada 64aad Ee kasoo Wareegtay Maalintii Xorriyadda Shacab Weynaha Somalia, 26June1960.๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

Address

Makka Al Mukarama Road
Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 08:30 - 22:00
Tuesday 08:30 - 22:00
Wednesday 08:30 - 22:00
Thursday 08:30 - 22:00
Saturday 08:30 - 22:00
Sunday 08:30 - 22:00

Telephone

+252618363735

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Raac Travel Services posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Raac Travel Services:

Shortcuts

Share

Category