Maandeeq Air

Maandeeq Air Maandeeq Air Logistics is a Privately-owned air logistics company. Maandeeq Air is credited with op

01/04/2022

Shirkadda Dulimaadka Maandeeq Air waxay macaamiisheeda iyo dhamaan Muslimiinta ugu bishaaraynaysaa bilashada Bisha barakaysan ee Ramadaan Kherkeeda allah ha nawaafajiyo insha allah Sandkaani sanadkiisa allah ha nawada garsiiyo anigaa cafimad wada qabno insha allah

كل عام وانتم بالخير

28/10/2021
Dhamaan macamisha waxan ku wargelineya maalin walba oo ARBACO  ah uu jiro Dulimaadkeni.MOGADISHU 🛫  KISMAAYO  🛫   MOGADI...
05/10/2021

Dhamaan macamisha waxan ku wargelineya maalin walba oo ARBACO ah uu jiro Dulimaadkeni.
MOGADISHU 🛫 KISMAAYO 🛫 MOGADISHU
Iyo qiimo macquul ah oo ku raali galiyo
Systemka waa furan yahay wada shaqeyn Wanaagsan
Fadlan share garee like saar

Waxaan dhammaan Maamulka & Shaqalaha Shirkada Maandeeq Air  Muslimiinta ku nool daafaha caalamka, gaar ahaan ummadda Soo...
12/05/2021

Waxaan dhammaan Maamulka & Shaqalaha Shirkada Maandeeq Air Muslimiinta ku nool daafaha caalamka, gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeynayaa farxada Ciid Al-fidri. Waxaan Allah ka baryayaa inuu naga aqbalo waajibaadka iyo cibaadada bishii Ramadan aan soo gudanay, uuna nooga dhigo danbi dhaaf iyo Alle u dhawaansho.

Waxaan qof walbe oo awoodo inuu wax baxsado ku boorinayaa inuu farxada Ciidda gaarsiiyo walaalaha kale ee duruufaha noloshu aysan u saamixin inay farxaan ama ubadkooda u iibiyaan agabyada Ciida. Si gaar ah waxaan qof walba oo Soomaali ah ku boorinayaa inuu xiriiriyo uuna sadaqada, farxada iyo salaanta maalinta Ciidda gaarsiiyo Qaraabada aan la nooleyn, dariska ku dhow iyo masaakiinta ku duruufeysan magaalada uu qof walba ku suganyahay.

Waxaan Allah ka rajeynayaa in Ciidan Ciideeda kale aan ku gaarno Nabad iyo Horumar.

Farxad ku ciida Family

Ramadaan Mubaarak!Shirkadda MAANDEEQ AIR waxay dhamaan Maamulayaasha, howlwadeenada wakaaladaha Safarka iyo qoysaskooda ...
13/04/2021

Ramadaan Mubaarak!

Shirkadda MAANDEEQ AIR waxay dhamaan Maamulayaasha, howlwadeenada wakaaladaha Safarka iyo qoysaskooda ugu hambalyeyneysaa bilashada bisha barakaysan ee Ramadaan. Ku sooma soon qaad wanaagsan oo caafimaad leh Ramadaan Mubaarak.

Juma Mubaarak Dhamaan Soomaaliweyn
23/10/2020

Juma Mubaarak Dhamaan Soomaaliweyn

06/10/2020

Shirkadda Maandeeq Air, waxay Macaamiisha Sharafta leh la wadaagay in aan Duuliimad Joogta ah aan u Samayndoono Maalinwalba oo ARBACO AH:

MOGADISHU- KISMAAYO- MOGADISHU

Systemka Shirkadda ka jaro
www. htpp//.Reservation.Maandeeqair.com

Waxii Faahfaahin ah kala xiriir Sales No:
0619500062, 0619500063, 0619500064

Dhammaan Macaamiisheena Sharafta leh waxaan wargelinaynaa inaan samayndoono Duulimaadyadan si joogto ah.Systemka shirkad...
29/09/2020

Dhammaan Macaamiisheena Sharafta leh waxaan wargelinaynaa inaan samayndoono Duulimaadyadan si joogto ah.
Systemka shirkadda waad ka jaran kartaa.
Waxii faahfaahin ah kala xiriir Sales Number:
0619500062, 0619500063, 0619500064
Mahadsanid

30/07/2020

Salaam
Dhammaan Ummadda Islaamka ah iyo Shacabka Soomaaliyeed, Gaar ahaan Macaamiisheena sharafta leh, waxaan idinla wadaagaynaa Maalamaha -Adhxa.
.
Sanadkan kiisa kale Alla si nabad ah ha innagu gaarsiiyo.

Waxaan Kaloo si joogta ah idinkugu adeegi doonaa Gudaha ah.
Meelaha aan Aadi doono Maalmaha Ciidda ah:
01-08- 2020 -
02- 08-2020 -
- .
Waxii Faahfaahin ah Fadlan kala soo xiriir Numbarada :
0619500061, 0619500062, 0619500063, 0619500064.


Wax Duulimaad ah ma samaynayno.
Mahadsanidiin.

22/07/2020

WARGELIN
Dhaman Travel Agency-yada iyo Macaamisheena sharafta leh waxaa lagu wargalinaya in aan sameen doono Duulimaadyo Maalmahan
AXAD IYO ARBOCO AH:
1-MUQDISHO-DOLLOW-MUQDISHO
2-MUQDHISHO-GARBAHAREY-MUQDISHO
3-MUQDISHO-LUUQ-MUQDISHO
Insha Allah
Laxiriir waxii Faahfaahin ah Contuctska Saleska
0619500063/619500062/619500064

Mahadsanidiin.

22/07/2020


Dhaman Travel Agency-yada iyo Macaamiiaheena waxaa lagu wargalinaya in aan sameen doono malmaha IYO
1-MUQDISHO-DOLLOW-MUQDISHO
2-MUQDHISHO-GARBAHAREY-MUQDISHO
3-MUQDISHO-LUUQ-MUQDISHO
Insha allah Laxi riir: *619500063/619500062/619500064* Mahadsanidiin.

05/12/2019

KUDO DHAWADA MAANDEEQ AIR DHAMAN MACAMISHENA QALI halku dhigenu waa danta dalka iyo deganada

Address

Km4 Jection
Mogadishu

Telephone

+252613363630

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maandeeq Air posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Maandeeq Air:

Share