Kifaax Cars

Kifaax Cars Kifaax taxi daal iyo daah maleh

Kifaax taxi daal iyo daah maleh
09/10/2024

Kifaax taxi daal iyo daah maleh

Kifaax-Cars iyo Reebo taxi rugtooda rukumo
23/02/2024

Kifaax-Cars iyo Reebo taxi rugtooda rukumo

05/02/2024
Kifaax Bus sooy sooy iyo naga socoXiisadaa na seegtee maleh socdaalka dheeriyo safarka waad u kaashani safkuu kusoo jira...
24/08/2023

Kifaax Bus sooy sooy iyo naga soco
Xiisadaa na seegtee maleh
socdaalka dheeriyo safarka waad u kaashani safkuu kusoo jiraa.

Danta dadka da'da yar iyo dalka horumarkiisa ayaan u duubannahay Kifaax taxi
21/08/2023

Danta dadka da'da yar iyo dalka horumarkiisa ayaan u duubannahay
Kifaax taxi

Doorka dhallinyaradoo danta guud lagu daray ayaan u duubannahay.Kifaax Cars
16/08/2023

Doorka dhallinyaradoo danta guud
lagu daray ayaan u duubannahay.
Kifaax Cars

REEBO Ayaa iyadana kuu hayso adeeg ku raali galiya ee  horay ugaar haka raaginee.Kifaax Cars
28/07/2023

REEBO Ayaa iyadana kuu hayso adeeg ku raali galiya ee horay ugaar haka raaginee.
Kifaax Cars

27/07/2023

Maamulaha Guud ee shirkadda Kifaax taxi waxa uu ogaysiinaya cidii danayneyso in ay ku soo biirto kifaax taxi lagu soo dhawaynaayo gacmo furan".
Kifaax Cars

Ku kifaax kistaada marwalba iyo mel-walbaKifaax Cars
25/07/2023

Ku kifaax kistaada marwalba iyo mel-walba
Kifaax Cars

Wadayaasha gaariga homeyda iyo mooto bajaajyada waxan uheynaa shaqo abuur cidii daneyneyso waxay nagala soo xariiri kart...
25/07/2023

Wadayaasha gaariga homeyda iyo mooto bajaajyada waxan uheynaa shaqo abuur cidii daneyneyso waxay nagala soo xariiri kartaa talefan namber 0616061611 ama 0615064681
Kifaax Cars

24/07/2023

Ogeysiis Ogeysiis:dhammaan bulsha weynta Soomaaliyeed ee ku dhaqan Gobolka Banaadir iyo deegaanada ku xeeran waxaa lagu wargelinayaa in Shirkadda Kifaax Taxs oo ah shirkad ka shaqeyso
Adeegyada kala duwan ee Taxs-da iyo Gaadiidka.

Haddaba kala xiriir wixii faahfaahin dheeraad ah
+252616061611----+252615064681

Address

Mogadishu

Telephone

+252616061611

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kifaax Cars posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Kifaax Cars:

Share