Hobyo Travel Agency

Hobyo Travel Agency connect with HOBYO TRAVEL
[email protected]

welcome Hobyo Travel Agency  ticket qiimo jaban iyo duulimaad raaxo leh tell: +252614166696
13/02/2026

welcome Hobyo Travel Agency ticket qiimo jaban iyo duulimaad raaxo leh tell: +252614166696

01/01/2026

𝐖𝐚𝐫𝐠𝐞𝐥𝐢𝐧 𝐃𝐚𝐝𝐰𝐚𝐲𝐧𝐞

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda waxay horay u shaacisay in laga bilaabo 1-da Janaayo 2026 dadka ku safraya gudaha dalka looga baahan yahay Kaarka Aqoonsiga Qaranka. Hadaba, si loo siiyo shacabka waqti dheeri ah waxay Hay’addu dib u dhigtay hirgelinta go'aanki h**e 1-da bishan Janaayo 2026, kaas oo hadda laga dhigay 1-da Maarso 2026.

20/10/2025

Maareeyaha Guud ee Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed Md. Ahmed Moallin Hassan wuxuu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan Hage-yaasha Diyaaradaha (Air Traffic Controllers) Caalamka gaar ahaan hage-yaasha diyaaradaha Soomaaliyeed Munaasabadda Maalinta Caalamiga ah ee Air Traffic Controllers-ka.

Maareeyuhu wuxuu xusay in aanay suuragal noqon lahayn in diyaaraduhu si ammaan ah u duulaan ama u soo dagaan la’aantood, isagoo ku ammaanay doorkooda muhiimka ah ee ilaalinta badqabka duulimaadyada.

“Hambalyo Hage-yaasha Diyaaradaha Soomaaliyeed – waxaad tihiin laf-dhabarta amniga iyo isku-xirka Hawada Soomaaliya.”


28/08/2025
28/08/2025
RAMADAAN KARIIM
02/04/2022

RAMADAAN KARIIM

23/03/2022

Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (SCAA) ayaa xaqiijineeysa in dhacdadii maanta ka dhacday meel u dhaw Garoonka Aadan Cabdulle aysan wax saameen ah ku yeelan howl maalmeedka Garoonka, waxaana si habsami leh u socda howlaha Garoonka ee maalinlaha ahaa.

Kusoo dhawaada gacmo furan contact us +252614166696
09/09/2021

Kusoo dhawaada gacmo furan contact us +252614166696

Welcome
09/09/2021

Welcome

welcome  ticket qiimo jaban iyo duulimaad raax leh +2520614166696
23/08/2021

welcome ticket qiimo jaban iyo duulimaad raax leh +2520614166696

Address

Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 08:00 - 20:00
Tuesday 08:00 - 20:00
Wednesday 08:00 - 20:00
Thursday 08:00 - 20:00
Saturday 08:00 - 20:00
Sunday 08:00 - 20:00

Telephone

+252614166696

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hobyo Travel Agency posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hobyo Travel Agency:

Share