hobyo travel agency

hobyo travel agency connect with HOBYO TRAVEL
[email protected]

welcome Hobyo Travel Agency visa &  ticket qiimo jaban iyo duulimaad raax leh +2520614166696  hobyotravel@gmail.com     ...
18/08/2026

welcome Hobyo Travel Agency visa & ticket qiimo jaban iyo duulimaad raax leh +2520614166696
[email protected]






welcome Hobyo Travel Agency  ticket qiimo jaban iyo duulimaad raax leh +2520614166696  hobyotravel@gmail.com
07/06/2026

welcome Hobyo Travel Agency ticket qiimo jaban iyo duulimaad raax leh +2520614166696
[email protected]




21/05/2026
welcome Hobyo Travel Agency  ticket qiimo jaban iyo duulimaad raaxo leh tell: +252614166696
13/02/2026

welcome Hobyo Travel Agency ticket qiimo jaban iyo duulimaad raaxo leh tell: +252614166696

01/01/2026

𝐖𝐚𝐫𝐠𝐞𝐥𝐢𝐧 𝐃𝐚𝐝𝐰𝐚𝐲𝐧𝐞

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda waxay horay u shaacisay in laga bilaabo 1-da Janaayo 2026 dadka ku safraya gudaha dalka looga baahan yahay Kaarka Aqoonsiga Qaranka. Hadaba, si loo siiyo shacabka waqti dheeri ah waxay Hay’addu dib u dhigtay hirgelinta go'aanki h**e 1-da bishan Janaayo 2026, kaas oo hadda laga dhigay 1-da Maarso 2026.

20/10/2025

Maareeyaha Guud ee Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed Md. Ahmed Moallin Hassan wuxuu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan Hage-yaasha Diyaaradaha (Air Traffic Controllers) Caalamka gaar ahaan hage-yaasha diyaaradaha Soomaaliyeed Munaasabadda Maalinta Caalamiga ah ee Air Traffic Controllers-ka.

Maareeyuhu wuxuu xusay in aanay suuragal noqon lahayn in diyaaraduhu si ammaan ah u duulaan ama u soo dagaan la’aantood, isagoo ku ammaanay doorkooda muhiimka ah ee ilaalinta badqabka duulimaadyada.

“Hambalyo Hage-yaasha Diyaaradaha Soomaaliyeed – waxaad tihiin laf-dhabarta amniga iyo isku-xirka Hawada Soomaaliya.”


28/08/2025
28/08/2025

Address

Mogadishu
252

Telephone

+252614166696

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when hobyo travel agency posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to hobyo travel agency:

Shortcuts

Share