Rees Clearance and Forwarding Co.

Rees Clearance and Forwarding Co. Rees cargo Rees Clearance and Cargo Co.

was founded as an international freight forwarding company with long-rang strategy of providing comprehensive and integrated logistics and materials management service for sea freights
We provide total logistics services including International Freight Forwarding, Customs Clearance and Transportation to the East Africa Regions

Eid Mubarak
20/03/2026

Eid Mubarak

We congratulate you on the holy month of Ramadan, and we ask God to return Ramadan to us for years.اللهم ارحمنا، واغفر ل...
17/02/2026

We congratulate you on the holy month of Ramadan, and we ask God to return Ramadan to us for years.

اللهم ارحمنا، واغفر لنا، واعتق رقابنا من النار
🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻

11/09/2025

Rees Clearance and Forwarding Co.

08/09/2025

Alaabaha xamuulka ah ✌️

Rees Clearance and Forwarding Co.Rees Clearance and Forwarding Services Company waxay u heellan tahay bixinta adeegyo hu...
03/07/2025

Rees Clearance and Forwarding Co.

Rees Clearance and Forwarding Services Company waxay u heellan tahay bixinta adeegyo hufan, degdeg ah,oo la isku halleyn karo oo ku saabsan kastamka, clearance-ka iyo rarida. Ujeedadayadu waa inaan fududeyno silsiladda sahayda macaamiisheena anagoo ka caawinayna inay helaan adeegyo waqti ku habboon,
Waxaan ku dhisnay sumcad ku salaysan daacadnimo, xirfad, iyo iskaashi waara oo aan la leenahay macmiil kasta, si aan u taageerno kobaca ganacsigooda.
ka dhigo si ganacsigaga ubulaalo🇸🇴🇦🇪🇨🇳

28/06/2025

Rees clearance waa wehelkaaga iyo kobciyaha ganacsigaaga

عيد الأضحى المبارككل عام وأنتم بألف خيرRees Clearance and Forwarding Co. waxa ay idinla qaybsaneysaa farxadda munaasabad...
05/06/2025

عيد الأضحى المبارك
كل عام وأنتم بألف خير
Rees Clearance and Forwarding Co. waxa ay idinla qaybsaneysaa farxadda munaasabadda wayn ee Eid_al_adha

Macmiil REES Clearance waa wehelkaaga iyo caawiyahaagaGoob kasta iyo 24/7
06/05/2025

Macmiil REES Clearance waa wehelkaaga iyo caawiyahaaga
Goob kasta iyo 24/7

Jumca xilwa ✌️Macmiil qanaacadaada ayaa inoo muhiim ah
01/05/2025

Jumca xilwa ✌️
Macmiil qanaacadaada ayaa inoo muhiim ah

24/7 service macmiil qanaacadaada ayaa noo muhiim ah 🙏
26/04/2025

24/7 service
macmiil qanaacadaada ayaa noo muhiim ah 🙏

AscWaxaan umadda muslimiinta gaar ahaan umadda soomaaliyeed la qeybsaneynaa farxadda bilashada bisha danbi dhaafka iyo n...
28/02/2025

Asc
Waxaan umadda muslimiinta gaar ahaan umadda soomaaliyeed la qeybsaneynaa farxadda bilashada bisha danbi dhaafka iyo naxariista ee 🌙 waxaan Allaah ka baryeynaa inuu sanadkan sanadkiisa nagu gaarsiiyo nabad iyo barwaaqo.
كل عام وأنتم بألف خير

Rees Clearance and Forwarding Co. waa wehelkaaga

Address

Howl Wadag Bakaro Market
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Rees Clearance and Forwarding Co. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Rees Clearance and Forwarding Co.:

Share