Maarshiil

Maarshiil Connect to future of Travel ✈️ |Cargo 📦|Finance💱|Real estate🏡| Agribusiness🌾through cutting-edge technology. Next level of natural life🌱for Air, food and water.

Our services brand , , , Maarplus & . M A A R S H I I L
Connect to world

ADEEGEENA

TALO GURI � & TALAABO SAFAR�, TAAJIR TIIR LOOGU DHIGEY �

# REAL ESTATE - Maareynta Hantida Maguurto
*Property Management

# TRAVEL - Mr eSafar�
*Visa Processing
*Ticket Booking

- Mr eKeen �
*Express Cargo

- Maamulka Maaliyada
*Fintech

Talo Viso 🛂 & Talaabo Ticket ✈️Maarshiil® - eSafar™ ayaa kuula diyaar ah.Safarkaaga si kalsooni leh noogu aamin. ✈️ 🇹🇷 ™...
07/08/2026

Talo Viso 🛂 & Talaabo Ticket ✈️
Maarshiil® - eSafar™ ayaa kuula diyaar ah.
Safarkaaga si kalsooni leh noogu aamin. ✈️

🇹🇷
™✈️
®
🇸🇴

Jimco Wanagsan Jaalleyaal - Macaamiisheena Duulimad Sahlan, Nagu Dooro !Mr eSafar™✈️A brand of Maarshiil®Powered by Maar...
07/08/2026

Jimco Wanagsan Jaalleyaal - Macaamiisheena

Duulimad Sahlan, Nagu Dooro !

Mr eSafar™✈️
A brand of Maarshiil®
Powered by Maarshiil®

07/08/2026

Galab roobeed iyo Jimco Jinka lajoog Jaalle

Mr eSafar™
A brand of Maarshiil®
Powered by Maarshiil®

Mogadishu International Airport (MIA) is playing a key role in the city’s revitalization, offering improved services and...
31/07/2026

Mogadishu International Airport (MIA) is playing a key role in the city’s revitalization, offering improved services and a growing connection to the world. As the city continues to rebuild, the hospitality sector is expanding, with new hotels, restaurants, and tour services emerging to meet the needs of travelers. Mogadishu, with its rich history, stunning coastline, and vibrant markets, is steadily becoming a top destination for tourists seeking adventure and culture. The future of travel and tourism in Somalia looks bright. 🌍 ™✈️ ® 🇸🇴

✈️ U Diyaar Garow Safarkaaga!Ma qorsheynaysaa safar dhawaan? Hadda waa waqtigii aad bilaabi lahayd qorshahaaga safarka a...
29/07/2026

✈️ U Diyaar Garow Safarkaaga!

Ma qorsheynaysaa safar dhawaan? Hadda waa waqtigii aad bilaabi lahayd qorshahaaga safarka adigoo ka faa'iidaysanaya adeegyada **Maarshiil - eSafar.

🌍 Meelaha Aan Ku Geyno

Halkee ayuu ka bilaabanayaa safarkaaga xiga? Waxaan kuu fududeynaynaa inaad gaarto dalal iyo magaalooyin badan oo caalamka ah, annagoo ku siinayna adeeg hufan oo lagu kalsoon yahay.

✓ Tigidhada Duulimaadka
✓ Adeegyada Fiisaha
✓ Qorsheynta Safarka
✓ Taageero Macaamiil oo Joogto ah

📍 Maarshiil® - eSafar™
Connect to Future ✈️

📞 Nala soo xiriir si aan u bilowno safarkaaga maanta.

🇪🇹


®
🇸🇴

Nagu soo biir TikTok!Kala soco muuqaallo cusub iyo xog muhiim ah oo ku saabsan:✈️ Duulimaadyada💰 Maaliyadda🏡 Goof & Guri...
27/07/2026

Nagu soo biir TikTok!

Kala soco muuqaallo cusub iyo xog muhiim ah oo ku saabsan:

✈️ Duulimaadyada
💰 Maaliyadda
🏡 Goof & Guri

Ha moogaan fursadaha iyo isbeddellada ugu dambeeya.

Fadlan inoo taabo barta TikTok oo nala soco! ❤️

Fursaddu waa sida qorraxda oo kale. ☀️Haddii maanta ay sii dhacdo oo aadan ka faa'iidaysan, ha quusan. Berri waxaa soo b...
24/07/2026

Fursaddu waa sida qorraxda oo kale. ☀️

Haddii maanta ay sii dhacdo oo aadan ka faa'iidaysan, ha quusan. Berri waxaa soo bixi doonta qorrax cusub, waxaana la imaan doona fursado ka sii qurux badan.

Ha joojin isku dayga.
Try and Try Again, Until You Die.

Guushu waxay u timaaddaa kuwa aan ka quusan riyadooda, ee mar kasta diyaar u ah inay ka faa'iidaystaan fursad kasta oo soo marto.


®
🇸🇴

🌿 Jimco Wanaagsan! 🤲MAARSHIIL – eSafar wuxuu idiin rajeynayaa Jimco barakeysan oo ay ka buuxaan naxariis, nabad iyo barw...
16/07/2026

🌿 Jimco Wanaagsan! 🤲

MAARSHIIL – eSafar wuxuu idiin rajeynayaa Jimco barakeysan oo ay ka buuxaan naxariis, nabad iyo barwaaqo.

Haddii aad qorsheyneyso:
✈️ Tigidhada Duulimaadka
🛂 Visa Processing
🌍 Qorsheynta Safarka

Waxaan diyaar u nahay inaan kuu fududeyno safarkaaga.


Markhaati-furka  Ardaygeena - Visaha Turkey 🇹🇷Student Testimony, Fariinta Ardeygeena"Waxaan mar walba doonayay inaan wax...
07/07/2026

Markhaati-furka Ardaygeena - Visaha Turkey 🇹🇷

Student Testimony, Fariinta Ardeygeena

"Waxaan mar walba doonayay inaan wax ka barto Turkiga, laakiin maan hubin sida loo bilaabo. eSafar - Shirkadda Maarshiil waxay igu hagaysay tallaabo kasta oo geedi socodka ah. Fiisaha waxbarashada ayaa loo oggolaaday si habsami leh, hadda waxaan ku faraxsanahay inaan waxbarashadayda ka bilaabo Turkiga. Waxaan aad ugu talinayaa eSafar - Shirkadda Maarshiil qof kasta oo qorsheynaya inuu waxbarasho🇹🇷" dibadda ah ."


🎓
✈️
®️
🇸🇴

📢✈️ Fursad Waxbarasho – Visa Turkey 🇹🇷Ma rabtaa inaad wax ka barato dalka Turkey oo aad hesho fursad mustaqbal fiican?🎓 ...
08/06/2026

📢✈️ Fursad Waxbarasho – Visa Turkey 🇹🇷

Ma rabtaa inaad wax ka barato dalka Turkey oo aad hesho fursad mustaqbal fiican?

🎓 Maarshiil & Mresafar waxay kuu fududeynaysaa:
☆ Student Visa Turkey 🇹🇷
☆ Admission (Jaamacado la isku halayn karo)
☆ Document Preparation
☆ Ticket Booking ✈️
☆ Full Travel Guidance

🌍 Waxbarasho tayo leh + Nolol cusub + Mustaqbal ifaya

📍 Ha sugin berrito—bilow safarkaaga maanta!

📞 Nala soo xiriir: +252615670623
✈️ “Safarkaaga, waa shaqadeena – Mresafar”

Address

Maka Almukaran
Mogadishu
00252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maarshiil posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Maarshiil:

Shortcuts

Share