RAAC

RAAC RAAC is an on-demand ride-hailing app that allows you to reach anywhere, anytime when needed.

20/10/2023

Dalba Adeegga RAAC goob walba iyo goor walba.

19/10/2023

Macmiil iskuday in aad ka shaqeysa xisaabtan. Sadaxda xisaab ee u horeysa waa lagaaga shaqeeyay, isku day in aad hesha jawaabta suaasha sadaxaada. Numberka jawaabta xisaabta ee kuu soo baxa meel ku qora waa number muhiim kuu ah.




15/10/2023

Macmiil ku soo dhawoow tababarka isticmaalka aabka darawalka ee RAAC.
Hadii aad tahay darawal gaadiid wata, shatiga gaarina haysta, soo booqo shirkada RAAC LLC.

Waxa ay shirkada RAAC kuu haysaa fursad shaqo aad u madax banaan tahay, wakhtiga aad rabtana aad shaqeysan kartid. Nagu soo booqo xafiiska shirkada ay ku leedahay magaalada Muqdisho, Taleex ama nagala soo xiriir lambarka gaaban ee 3334.

iSO/iPhone App Link: https://apps.apple.com/us/app/raac-driver/id6450933520

Android App Link: https://raacsom.com/public/Raac_Driver.apk




Address

Daaru Towxiid, Waberi - Isgoyska Taleex,
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when RAAC posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to RAAC:

Share