24/04/2023
Ciid Wanaagsan, dhammaan ummadda muslimiinta ah, waxaan ugu Hambalyeyneenaa dhalashada bisha Shawaal, iyo Ciidka Fidriga.
Ciid Wanaagsan ku Ciida, nabad, caafimaad iyo barwaaqo, Ilaahay ha inna gaarsiiyo sannado kale oo badan, idanka Alle.
Express