Tasniim Travel Express

Tasniim Travel Express Tasniim Travel waxay kuu qabaneeysaa dhammaan adeegyada la xariira duulimaadka gudaha & dibadda.

21/08/2026

14/08/2026
πŸ‡ΈπŸ‡΄ Hambalyo 1-da Luulyo! πŸ‡ΈπŸ‡΄Maalintan qiimaha badan ee xorriyadda iyo midnimada Soomaaliyeed awgeed, Tasniim Travel Expre...
30/06/2026

πŸ‡ΈπŸ‡΄ Hambalyo 1-da Luulyo! πŸ‡ΈπŸ‡΄
Maalintan qiimaha badan ee xorriyadda iyo midnimada Soomaaliyeed awgeed, Tasniim Travel Express waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed.
"Midnimo waa awood, wadajirna waa horumar."
✈️ Waxaan mar walba u taagan nahay inaan kuu fududeyno safarradaada gudaha iyo dibaddaba, si hufan, ammaan ah, iyo adeeg tayo sare leh.
Hambalyo 1-da Luulyo! Ilaahay ha dhowro Soomaaliya, hana sii adkeeyo nabadda, horumarka iyo wadajirka shacabka Soomaaliyeed. πŸ’™πŸ€

πŸ•Œ Jimco Mubaarak πŸ•ŒβœˆοΈ Tasniim Travel Express waxay dhammaan macaamiisheeda u rajaynaysaa Jimco barakeysan.🌍 Safarro gudah...
18/06/2026

πŸ•Œ Jimco Mubaarak πŸ•Œ
✈️ Tasniim Travel Express waxay dhammaan macaamiisheeda u rajaynaysaa Jimco barakeysan.
🌍 Safarro gudaha iyo dibadda ah
🎫 Tigidhyo qiimo jaban
πŸ›‚ Adeegyo socdaal oo lagu kalsoon yahay
🀝 Adeeg hufan iyo soo dhoweyn wanaagsan
πŸ“ž Nala soo xiriir: +252 614666642
β€œSafarkaaga, waa mudnaanteenna.”
✈️🌍

WELCOME BACK MR.OMAR ABDULKADIR ARTANβœ… Duulimaadyo raaxo lehβœ… Qiimo macquul ahβœ… Adeeg degdeg ahβœ… Taageero 24/7πŸ“ž Nala soo...
10/06/2026

WELCOME BACK MR.OMAR ABDULKADIR ARTAN

βœ… Duulimaadyo raaxo leh
βœ… Qiimo macquul ah
βœ… Adeeg degdeg ah
βœ… Taageero 24/7
πŸ“ž Nala soo xiriir: +252 614666642
πŸ‘‰ Doorasho sax ah marka aad safar qorsheyneyso.








✈️ Tasniim Travel Express waxay dhammaan muslimiinta ugu hambalyeynaysaa maalinta barakeysan ee Carafo. πŸ’™πŸ“Ώ β€œQofkii sooma...
25/05/2026

✈️ Tasniim Travel Express waxay dhammaan muslimiinta ugu hambalyeynaysaa maalinta barakeysan ee Carafo. πŸ’™
πŸ“Ώ β€œQofkii sooma maalinta Carafo, Allah wuxuu u dhaafaa dambiyadii sanadkii h**e iyo kan xiga.
βœ… Duulimaadyo raaxo leh
βœ… Qiimo macquul ah
βœ… Adeeg degdeg ah
βœ… Taageero 24/7
πŸ“ž Nala soo xiriir: +252 614666642
πŸ‘‰ Doorasho sax ah marka aad safar qorsheyneyso.









✈️ Safarkaaga Muqdisho ➜ Hargeysa wuxuu noqday mid sahlan!Tasniim Travel Express waxay kuu hayaan tigidhada duulimaadyad...
23/05/2026

✈️ Safarkaaga Muqdisho ➜ Hargeysa wuxuu noqday mid sahlan!

Tasniim Travel Express waxay kuu hayaan tigidhada duulimaadyada ugu habboon qiimo jaban iyo adeeg la isku halayn karo.

βœ… Duulimaadyo raaxo leh
βœ… Qiimo macquul ah
βœ… Adeeg degdeg ah
βœ… Taageero 24/7
πŸ“ž Nala soo xiriir: +252 614666642
πŸ‘‰ Doorasho sax ah marka aad safar qorsheyneyso.









Address

Makka Al Mukarama Street, Wabari Distrect
Mogadishu
1234A

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tasniim Travel Express posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Tasniim Travel Express:

Shortcuts

Share

Category