01/07/2026
Waxaan ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay dunida ka joogaan ugu hambalyeynaynaa munaasabadda qiimaha badan ee 1-da Luulyo, Maalinta Xorriyadda iyo Midnimada Soomaaliyeed.
Waxaan Ilaahay ka baryeynaa in uu dalkeenna ka dhigo mid ku naalooda nabad waarta, horumar, iyo midnimo, isla markaana uu qalbiyadeenna ku sii adkeeyo wadajirka iyo jacaylka dalkeenna.
Hambalyo 1-da Luulyo! Hambalyo Maalinta Xorriyadda iyo Midnimada Soomaaliyeed. ๐ธ๐ด