29/03/2017
Duulimadkii ugu horreeyay oo toos ah ayaa maanta ka bilowday magaalada Muqdisho,waxaana diyaarad ka kacday garoonka Aadan Cadde ay tagi doonta magaalada Nairobi iyadoon meel kale sii marin. Muunasabad kooban oo loo qabtay duulimaadyada tooska ah ee Muqdisho iyo Nairobi ayaa ka dhacday garoonka diyaa...