Geedi Sahal

Geedi Sahal Fududeeyaha Geedigaaga.

SANNAD GUURO WACAN: Team Geedi Sahal iyo macaamiisha adeeggeenna waxaan leenahay hambalyo, hal sanno guurada ka soo ware...
10/10/2024

SANNAD GUURO WACAN: Team Geedi Sahal iyo macaamiisha adeeggeenna waxaan leenahay hambalyo, hal sanno guurada ka soo wareegtay aasaaska Geedi Sahal Moving Company.

10-kii bishii October 2023-kii ayuu si toos ah u shaqo bilaabay xafiiska Geedi Sahal. Waxaan muddo sannad gudihiis ah u adeegnay macaamiil badan, oo soo dhoweeyey adeegga aan ku soo kordhinay caasimadda Mogadishu.

Insha Allaah sannadkeenna labaad waxaan diiradda saari doonaa sidii aan adeegga Geedi Sahal ugu ballaarin laheyn guud ahaan dalka.

Markale sannad guuro wacan.

Geedi Sahal Moving Company.

08/10/2024

Macmiil matahay mid safar ah, mana kafakareysaa sida aad yeeli lahayd agab gurigaaga kaasoo aad rabto muddo gaaban kadib inaad usoo laabato, waxaan ku keenay xalka howshaa oo idil, Xirxirida, kartoomeynta iyo keydinta alaabtaada waxaad ka helaysaa Geedisahal.

Geedi Sahal halka ugu haboon ee geedigaaga.

Gaarigaan waa kii aad Geedi Sahal uga barateen inay idinku guuriso, oo maanta Koobkii Galmudug lagu gelbiyey. 🏆
06/02/2024

Gaarigaan waa kii aad Geedi Sahal uga barateen inay idinku guuriso, oo maanta Koobkii Galmudug lagu gelbiyey. 🏆

21/01/2024

Geedi Sahal qiimo dhimis 20% ah ayey kuu sameysay haddii aad ka guureyso Dab-demiska.

📞 61 1324341

09/01/2024

Geedi Sahal Moving Company meel walba oo aad ka joogto wuxuu diyaar kuula yahay inuu kuu raro gurigaaga cusub, alaabtaada oo aan kaa jebin, hal sheeyna kaa lumin.

Full service baan diyaar idiinla nahay. Nagu soo booqo Xafiiskeenna ku yaalla Isgoyska ka soo horjeedka Ajabka Hass Petroleum.

📞 Ama nagala soo xiriir Whatsapp-keenna 61 1324341

04/01/2024

GALAB WANAAGSAN: Geedi Sahal

📞 61 1324341

04/01/2024

04/01/2024: Geedi Sahal Moving Company ugu guur sida ugu fudud, adigoo aan daalin alaabtaadana laguu xafiday. 🚚

📞 61 1324341

03/01/2024

Alaabtaada haddaad save u rabto Geedi Sahal ku guur.

📞 61 1324341

03/01/2024

Howl kale iyo habeen kalle iyo team Geedi Sahal 2024 🚚

📞 61 1324341

03/01/2024

Adeegga Geedi Sahal Mogadishu waa ku diirsatay. Alaabtaadu save waaye.

📞 611324341 ama [email protected]

02/01/2024

Sannad Wanaagsan macaamiisha Geedi Sahal Moving Services.

Waxaan diyaar u nahay inaan kuu rarno gurigaaga cusub.

📞 61 1324341 ama [email protected]

28/12/2023

Geedi Sahal alaabtaadu save weeye, geeddigaagu save weeye sannadka cusub.

📞 61 1324341
📍 Sayidka, Howl-wadaag.

Address

Sayidka
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Geedi Sahal posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share