19/01/2026
π HAMBALYO GUULEYSTAHA! π
Xalay waxaa si rasmi ah u soo dhammaaday saadalintii Finalka AFCON β½π₯
πΈπ³ Senegal ayaa ku guuleysatay 1β0 Morocco π²π¦
π₯ Qofkii ugu horreeyay ee si sax ah u saadaaliyay natiijada waa:
π Updy Rizak Cabadulahi
π Hambalyo guushaada!
π© Maamulka page-ka ayaa si gaar ah kula soo xiriiri doona.
π Mahadsanidiin dhammaan dadkii ka qeyb qaatay saadasha β€οΈ
π₯ Fursado kale oo badan ayaa imanaya β la soco page-ka!