Hikayat Travel and Services Agency

Hikayat Travel and Services Agency Trusted for reliable and efficient travel solutions.

Hikayat Travel and Services Agency, based in Mogadishu and IATA-accredited, offers visa processing (Hajj, Umrah, medical, student), flight tickets, hotel bookings, and overseas recruitment.

Umrah package qiimo waa kuu diyar nagala soo xiriir +252610845566Ama nagu soo booqo Dabka Mall Kasoo Horjedka Saldhiga W...
08/08/2026

Umrah package qiimo waa kuu diyar

nagala soo xiriir +252610845566
Ama nagu soo booqo Dabka Mall Kasoo Horjedka Saldhiga Waberi

agency

juma mubarakπŸ•Œ
24/07/2026

juma mubarakπŸ•Œ

Hambalyo 1-da Luulyo!Maalintan qiimaha badan waxay astaan u tahay midnimo, gobannimo iyo rajo shacabka Soomaaliyeed.Hika...
01/07/2026

Hambalyo 1-da Luulyo!

Maalintan qiimaha badan waxay astaan u tahay midnimo, gobannimo iyo rajo shacabka Soomaaliyeed.

Hikayat Travel Agency waxay u hambalyaynaysaa dhammaan shacabka
Soomaaliyeed munaasabadda 1-da Luulyo, iyadoo u rajaynaysa nabad waarta, horumar iyo dal nadiif ah oo aan wada ilaalinno.

Hambalyo Maalinta Gobannimada iyo Midnimada Soomaaliyeed!

27/06/2026

Ku soo dhowow Hikayat Travel and Services Agency halkaa aan kuugu diyaarinay safar Umrah oo leh adeeg heer sare ah, raaxo iyo kalsooni.

Waxaan kuu qabaneynaa:
βœ“ Umrah Visa
βœ“ Tigidh diyaaradeed
βœ“ Hoteel tayo leh
βœ“ Gaadiid iyo adeeg buuxa inta safarka lagu jiro

Ka tag mashquulka una soo jeeso cibaado, xasillooni iyo waayo-aragnimo aan la ilaawi karin.

Booskaaga xaqiiji maanta.

πŸ“ Location: Dabka Mall, kasoo horjeedka Saldhiga Waberi, Mogadishu, Somalia
πŸ“ž Contact: +252 610 845 566

Hikayat Travel and Services Agency
Safar Cibaado Adeeg aan la iloobi karin.

jimco wanagsan
26/06/2026

jimco wanagsan


Hambalyo Munaasabada 26 june 00 ku beegan maalintii ay gobolada waqooyi xoriyada ka qaateen gumaystihii ingiriis-ka.
25/06/2026

Hambalyo Munaasabada 26 june 00 ku beegan maalintii ay gobolada waqooyi xoriyada ka qaateen gumaystihii ingiriis-ka.


Soonka maalinta caashuuraaa waa mid Allah SWT uu adoomahiisa ugu dhaafayo dambiyadi ka dhacay sannadkii h**e sida laga w...
24/06/2026

Soonka maalinta caashuuraaa waa mid Allah SWT uu adoomahiisa ugu dhaafayo dambiyadi ka dhacay sannadkii h**e sida laga wariyay rasuulka (NNKH)
Waxaan isku boorinaynaa inaan ka faa’iidaysano maalmaha khayrka
leh

πŸ•‹ Fursaddaada Umrah ha seegin!Hikayat Travel Agency waxay kuu diyaarisay adeeg dhamaystiran oo ay ku jiraan Visa, Hotel,...
06/06/2026

πŸ•‹ Fursaddaada Umrah ha seegin!
Hikayat Travel Agency waxay kuu diyaarisay adeeg dhamaystiran oo ay ku jiraan Visa, Hotel, Tikidh iyo Gaadiid.
πŸ“… Bixitaan: 20 June
πŸ“… Soo Noqosho: 03 July

πŸ“ž 610845566

πŸ“ Dabka Mall Floor 1, kasoo horjeedka Saldhigga Waaberi, Muqdisho, Soomaaliya

Maalinta Carafo waa maalin weyn 🀍Alle ha naga aqbalo ducada iyo camalka suuban.
26/05/2026

Maalinta Carafo waa maalin weyn 🀍
Alle ha naga aqbalo ducada iyo camalka suuban.

30/04/2026

Ma rabtaa inaad booqato dalka ilbaxnimada qadiimiga ah iyo dalxiiska cajiibka ah ee Egypt? πŸ‡ͺπŸ‡¬βœ¨
Hadda waa waqtigii aad riyadaada rumoobi lahayd!

Hikayat Travel And Services Agency waxay kuu fududeynaysaa helitaanka Visa Egypt si degdeg ah, fudud, oo la isku halayn karo. ✈️

🌟 Adeegyadayada waxaa ka mid ah:
βœ… Diyaarinta Visa Egypt si xirfad leh
βœ… Qabsashada tigidhada diyaaradaha qiimo jaban
βœ… Booking hoteello raaxo leh oo tayo sare leh
βœ… La-talin safar oo dhammaystiran iyo hagid

πŸ’Ό Khibrad, kalsooni, iyo adeeg heer sare ah ayaan kuugu diyaar nahay si safarkaagu u noqdo mid fudud oo aan walwal lahayn.

⏳ Ha dib dhigin fursaddaada – maanta qorshee safarkaaga Egypt oo arag taariikh iyo qurux aan la ilaawi karin! 🌍✈️

πŸ“ Goobta: Dabka Mall, kasoo horjeedka Saldhiga Waberi, Floor 1, Mogadishu – Somalia
πŸ“ž Phone: +252610845566

Hikayat Travel And Services Agency – Safarkaaga waxaan ka dhignaa mid sahlan, ammaan ah, oo lagu kalsoonaan karo. 🌟

Address

Dabka Mall, Opposite Saldhiga Waaberi
Mogadishu

Opening Hours

Monday 08:00 - 18:00
Tuesday 08:00 - 18:00
Wednesday 08:00 - 18:00
Thursday 08:00 - 18:00
Saturday 08:00 - 18:00
Sunday 08:00 - 18:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hikayat Travel and Services Agency posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share