Danjire Travel & News

Danjire Travel & News Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Danjire Travel & News, Travel and transport, Mogadishu.

Dunida ku Baro Danjire Travel 🌟✈️
Waxaan halkan si maalinle ah ugu soo bandhigna:
βœ… Warbixinada ugu dambeeya ee duulimaadyada dunida ✈️
βœ… Xogta Tikidhada iyo Fiisooyinka 🎫
βœ… Talooyin ku saabsan safarkaaga πŸŽ’

Nala bilow safarkaaga riyada! πŸ“ž614 909044πŸ“

Safarkaagu halkan ayuu ka bilaabmaa! ✈️🌍 Ma rabtaa inaad u dhoofto dalalka dibadda adiga oo aan ka walwalayn fiisada ama...
28/08/2026

Safarkaagu halkan ayuu ka bilaabmaa! ✈️🌍
Ma rabtaa inaad u dhoofto dalalka dibadda adiga oo aan ka walwalayn fiisada ama qiimaha tigidhada?
[DanjireTravel] waxaan kuu diyaarinnay adeeg dhamays tiran oo damanad iyo hufnan leh:
✈️ Adeega Fiisaha (Visa Processing).
πŸ›‚ Tigidhada diyaaradaha (International Tickets).
πŸ•‹ Xirmooyinka Cumrada (Umrah Packages).
πŸ“ Nagu soo booqo xafiiskayaga ama naga soo wac: [614 909044]
Danjire Travel waa – Saaxiibkaaga safarka. See less See less

Safarkaagu halkan ayuu ka bilaabmaa! ✈️🌍 Ma rabtaa inaad u dhoofto dalalka dibadda adiga oo aan ka walwalayn fiisada ama...
26/08/2026

Safarkaagu halkan ayuu ka bilaabmaa! ✈️🌍
Ma rabtaa inaad u dhoofto dalalka dibadda adiga oo aan ka walwalayn fiisada ama qiimaha tigidhada?
[DanjireTravel] waxaan kuu diyaarinnay adeeg dhamays tiran oo damanad iyo hufnan leh:
✈️ Adeega Fiisaha (Visa Processing).
πŸ›‚ Tigidhada diyaaradaha (International Tickets).
πŸ•‹ Xirmooyinka Cumrada (Umrah Packages).
πŸ“ Nagu soo booqo xafiiskayaga ama naga soo wac: [614 909044]
Danjire Travel waa – Saaxiibkaaga safarka. See less

Safarkaagu halkan ayuu ka bilaabmaa! ✈️🌍 Ma rabtaa inaad u dhoofto dalalka dibadda adiga oo aan ka walwalayn fiisada ama...
30/07/2026

Safarkaagu halkan ayuu ka bilaabmaa! ✈️🌍
Ma rabtaa inaad u dhoofto dalalka dibadda adiga oo aan ka walwalayn fiisada ama qiimaha tigidhada?
[DanjireTravel] waxaan kuu diyaarinnay adeeg dhamays tiran oo damanad iyo hufnan leh:
✈️ Adeega Fiisaha (Visa Processing).
πŸ›‚ Tigidhada diyaaradaha (International Tickets).
πŸ•‹ Xirmooyinka Cumrada (Umrah Packages).
πŸ“ Nagu soo booqo xafiiskayaga ama naga soo wac: [614 909044]
Danjire Travel waa – Saaxiibkaaga safarka.

Laga bilaabo dabayaaqada sanadka 2026, inta badan dadka safarka ah ee ka yimaada Mareykanka waxay u baahan doonaan oggol...
12/07/2026

Laga bilaabo dabayaaqada sanadka 2026, inta badan dadka safarka ah ee ka yimaada Mareykanka waxay u baahan doonaan oggolaanshaha safarka ee ETIAS β€” tani maaha Visa, balse waa oggolaansho horudhac ah oo degdeg ah β€” ka hor inta aysan gelin 30-ka wadan ee Yurub. Nidaamkan wuxuu barbar socdaa hab cusub oo xuduudaha ah oo adeegsada biometric (iskaanka wajiga iyo faraha), kaas oo mar horeba keenay safaf dhaadheer meelaha qaar ee laga soo galo xuduudaha.

Allaah ha innag aqbalo ducadda maanta.Jumma Mubaakar
10/07/2026

Allaah ha innag aqbalo ducadda maanta.
Jumma Mubaakar

29/06/2026

Labada Qaybood ee Socdaalayaasha ✈️
Dunidan waxaa ku nool laba nooc oo dadka ka mid ah, mana isku fahmaan haba yaraatee dookhooda kuraasta!
πŸ“Έ Kooxda Daaaqadda (Window) vs. Kooxda Haadka/Dhexda (Aisle)

Address

Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Danjire Travel & News posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Danjire Travel & News:

Shortcuts

Share