Dalsom Travel Agency

Directions Website

Dalsom Travel Agency Dalsom Travel Agency is a professionally oriented company offering a complete range of services

Waxaan diyaar u nahay inaan ka jawaabno su’aalahaaga!Haddii aad qorsheynayso safar, hadda dalbo Ticket-kaaga ama Visa-ha...
21/09/2026

Waxaan diyaar u nahay inaan ka jawaabno su’aalahaaga!

Haddii aad qorsheynayso safar, hadda dalbo Ticket-kaaga ama Visa-haaga si fudud oo degdeg ah.

Book Now: https://wa.me/+252612683398
Email: [email protected]

Juma Mubarak
18/09/2026

Juma Mubarak

Safarkaaga ka dhig mid fudud, ammaan ah oo aan walwal lahayn. Dalsom Travel Agency waxay kuu diyaarisaa adeegyo safar oo...
10/09/2026

Safarkaaga ka dhig mid fudud, ammaan ah oo aan walwal lahayn.
Dalsom Travel Agency waxay kuu diyaarisaa adeegyo safar oo muhiim ah, sida:

πŸ• Adeeg Degdeg ah
🎫 Tigidhada Safarka
πŸ›‚ Fiisoyin
πŸ’Ό Xirmooyin Safar

Book Now: https://wa.me/+252612683398
Email: [email protected]

Dalsom Travel Agency waxay kuu fududaynaysaa helitaanka fiisaha dalal kala duwan, si safarkaaga uu u noqdo mid sahlan oo...
23/08/2026

Dalsom Travel Agency waxay kuu fududaynaysaa helitaanka fiisaha dalal kala duwan, si safarkaaga uu u noqdo mid sahlan oo hufan.

- Kenya
- Uganda
- India
- Ethiopia
- Tanzania
- Turkey

Book Now: https://wa.me/+252612683398
Email: [email protected]

Ma qorsheynaysaa safar? Dalsom Travel Agency waxay kuu fududeynaysaa inaad hesho duulimaadyada adduunka si dagdag ah, qi...
18/08/2026

Ma qorsheynaysaa safar? Dalsom Travel Agency waxay kuu fududeynaysaa inaad hesho duulimaadyada adduunka si dagdag ah, qiimo jaban, sido kle iyo ammaan ah. ✈️

Book Now: https://wa.me/+252612683398
Email: [email protected]

Ma qorsheynaysaa safar shaqo, dalxiis ama booqasho? Dalsom Travel Agency waxay kuu fududeynaysaa helitaanka Fiisaha dalk...
07/07/2026

Ma qorsheynaysaa safar shaqo, dalxiis ama booqasho?
Dalsom Travel Agency waxay kuu fududeynaysaa helitaanka Fiisaha dalka Tanzania si degdeg ah oo hufan.

Book Now: https://wa.me/+252612683398
Email: [email protected]

✈️ SOUTH SUDAN VISA SERVICES Ma qorsheynaysaa safar aad ku tagto South Sudan? Waxaan kuu fududeyneynaa helitaanka fiisah...
30/06/2026

✈️ SOUTH SUDAN VISA SERVICES

Ma qorsheynaysaa safar aad ku tagto South Sudan? Waxaan kuu fududeyneynaa helitaanka fiisaha si degdeg ah oo hufan.

Book Now: https://wa.me/+252612683398
Email: [email protected]

Ma u baahan tahay inaad u safarto Hindiya si aad u hesho adeeg caafimaad?Dalsom Travel Agency waxay kuu fududaynaysaa dh...
24/06/2026

Ma u baahan tahay inaad u safarto Hindiya si aad u hesho adeeg caafimaad?
Dalsom Travel Agency waxay kuu fududaynaysaa dhammaan habraacyada helitaanka Medical Visa si aad safarkaaga ugu bilowdo kalsooni iyo deganaansho.

βœ… Fiisaha Caafimaadka (Medical Visa)
βœ… Habraac fudud oo hufan
βœ… Waqtiga diyaarinta: 2 Toddobaad
βœ… Adeeg degdeg ah iyo taageero xirfad leh

Book Now: https://wa.me/+252612683398
Email: [email protected]

TURKEY STUDENT VISADalsom Travel Agency waxay kuu fududaynaysaa dhammaan habraacyada helitaanka fiisaha ardayga si aad s...
18/06/2026

TURKEY STUDENT VISA
Dalsom Travel Agency waxay kuu fududaynaysaa dhammaan habraacyada helitaanka fiisaha ardayga si aad si kalsooni leh ugu bilowdo safarkaaga waxbarasho.

> Jaamacado caalami ah
> Fursado waxbarasho oo tayo leh
> Hagitaan buuxa oo ku saabsan Visa-da Ardayga

Book Now: https://wa.me/+252612683398
Email: [email protected]

Address

H/Wadaag, Bakaro
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dalsom Travel Agency posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category