Access World Travel and Logistics

Access World Travel and Logistics This is the official page of Access World Travel. we are ready to provide for you reliable service.

Our Services:
1- Visa processing
2- All tickets local and international
3- Cargo and logistics local and international

Waxaan ugu hambalyeynaynaa dhamaan umadda muslimiinta ah gaar ahaan bulshada Somaaliyeed dhalashada 𝘅𝗮𝗯𝗶𝗶𝗯𝗸𝗲𝗲𝗻𝗮 𝗠𝘂𝗵𝗮𝗺𝗺𝗮𝗱...
27/09/2023

Waxaan ugu hambalyeynaynaa dhamaan umadda muslimiinta ah gaar ahaan bulshada Somaaliyeed dhalashada 𝘅𝗮𝗯𝗶𝗶𝗯𝗸𝗲𝗲𝗻𝗮 𝗠𝘂𝗵𝗮𝗺𝗺𝗮𝗱 𝗡𝗡𝗞𝗛 oo ku beegan maanta oo ah 12 Rabiicul awal 1445 Hijri.

Ogeysiis Shirkadda ACCESS WORLD TRAVEL  waxa ay ogeysiinaysaa dhamaan macaamiisheeda inay bilowday qabashada documents k...
03/05/2023

Ogeysiis Shirkadda ACCESS WORLD TRAVEL waxa ay ogeysiinaysaa dhamaan macaamiisheeda inay bilowday qabashada documents ka Xajka sanadka 1444-2023 iyadoo la idinku adeegi doono si heer sare ah waxa aan bixin doonaa adeeg dhamaystiran inshaa allaah

Nagala soo xiriir 📞 0615995023
⛳ Isgoys-ka Taleex - Mogadishu

Raysul wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa kaga dhawaqey qiimaha Xajka sanadkan 1444...
02/05/2023

Raysul wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa kaga dhawaqey qiimaha Xajka sanadkan 1444/2023 munaasabad galabta ka dhacdey Xarunta Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee magaalada Muqdisho.

Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Mudane Sheekh Mukhtaar Roobow Cali ayaa Raysul Wasaaraha ku sharfey inuu asaga si rasmi ugu dhawaaqo qiimaha xajka ee sanadkan iyo shirkadda diyaaradaha ee ku guuleysatey daabulka xujeyda Soomaaliyeed.

Iyadoo munaasabadaasi ay goob joog ka ahaayeen, xubno ka socdey Guddiga Awqaafta iyo Cadaalada BFS, Wakiilada xamladaha shirkadaha adeega xajka iyo qaar kamid ah xubnaha guddiga adeega xajka ee Wasaaradda.

21/03/2023

BREAKING NEWS: The Crescent for the month of was NOT SIGHTED in Saudi Arabia today

Subsequently, Thursday 23rd March 2023 will be the first day of Ramadan 1444.

13/10/2022

Study in Abroad
Student Visa
Russia, Ukraine,Turkey Cyprus, Malaysia.

Access World Travel
Mogadishu Taleex:
0610807501

Study in AbroadStudent VisaRussia, Ukraine,Turkey Cyprus, Malaysia.Access World Travel OfficeMogadishu Taleex:0610807501...
11/10/2022

Study in Abroad
Student Visa
Russia, Ukraine,Turkey Cyprus, Malaysia.

Access World Travel Office
Mogadishu Taleex:
0610807501/0615995023

Ogaysiis Ogaysiis Ogaysiis Shirkadda Access World Travel  waxay  macamiisheeda sharafta leh ugu bishareyneysaa in idiin ...
28/05/2022

Ogaysiis Ogaysiis Ogaysiis
Shirkadda Access World Travel waxay macamiisheeda sharafta leh ugu bishareyneysaa in idiin keentay dalkugalka wadanka Masar ama 🇪🇬 Egypt
Fadlan nagala soo xiriir hadda adigoo naga so waci kara Mobile :+252 610807501
Whatsap:+25261807501
#

Shirkada Access World Travel  waxay macaamiisheeda ugu bishaaraynaysaa bilashada Bisha barakaysan ee Ramadaan رمضان كريم...
01/04/2022

Shirkada Access World Travel waxay macaamiisheeda ugu bishaaraynaysaa bilashada Bisha barakaysan ee Ramadaan
رمضان كريم
كل عام وانتم بالخير

Shirkadda Access World Travel  waxay idin haysaa Visooyinka wadamada hoos ku xusan. Waxaan idin kugu adeegeenaa qiima ma...
07/03/2022

Shirkadda Access World Travel waxay idin haysaa Visooyinka wadamada hoos ku xusan. Waxaan idin kugu adeegeenaa qiima macquul ah iyo dagdagsiiimo.
Nagala sooxiriir whatsap +252610807501
+252615995023

Shirkadda Access World Travel waxay idiin haysaa dhamaan international flights kabaxa Mogdisho iyo caalamka Nagala soo x...
24/01/2022

Shirkadda Access World Travel waxay idiin haysaa dhamaan international flights kabaxa Mogdisho iyo caalamka
Nagala soo xiriir 0615995023 , 0610807501

Shirkada Access World Travel aya idin soo saartay visiihi Cumrada Sanadkan, Hadaba Horay Ugaar oo So Cumreyso.Qiimaha Wa...
15/12/2021

Shirkada Access World Travel aya idin soo saartay visiihi Cumrada Sanadkan, Hadaba Horay Ugaar oo So Cumreyso.
Qiimaha Waa $ 1750 Waana Laba Week 4 Malin oo Madiina Ah iyo 10 Maalin oo Maka ah.
Qofki waa inu Qaato Laba Talaal Waa Waajib Waxii Faafaahin ah Kala so Xiriir
Tell:0610807501
Tell:0615995023

Shirkada Access World Travel waxaad ka heli kartaa dhamaan tickets dalka.Nagala sooxiriir numberka 0610807501
13/12/2021

Shirkada Access World Travel waxaad ka heli kartaa dhamaan tickets dalka.
Nagala sooxiriir numberka 0610807501

Address

Trepiano
Mogadishu

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Telephone

+252610807501

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Access World Travel and Logistics posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Access World Travel and Logistics:

Share