Dayuuro

Dayuuro A platform that makes it easier for people to shop on online ticketing booking and visa processing.

Dayuuro app provides best-in-class search & booking experience to compare flights rates from a comprehensive list of airlines.

Subax Wanaagsan dhamaan macaamiisheena ku xiran DAYUURO.Waxaana idiin heenaa adeeg duulimaad oo dhameystiran oo dalka iy...
06/05/2022

Subax Wanaagsan dhamaan macaamiisheena ku xiran DAYUURO.
Waxaana idiin heenaa adeeg duulimaad oo dhameystiran oo dalka iyo dibadda ah kuna heli kartid adigo jooga gurigaaka ama goobtaada ganacsi goor walba. Haddaba si aad u heshid adeegaan fadlan kala soo dag app-ka dayuuro App Store ama Play Store-ka adigoo ku qoraya dayuuro.
Fadlan Kalaso dag Application-ka DAYUURO
Apple Store ama Play Store
http://onelink.to/f2xve3
Wixii faahfaahin dheeri ah Nagala soo xiriir +252618602042 / +252610771118.

Jimco Wanaagsan dhamaan macaamiisheena ku xiran DAYUURO.
06/05/2022

Jimco Wanaagsan dhamaan macaamiisheena ku xiran DAYUURO.

Dhammaan Macaamiisheena waxaa lagu Wargelinayaa in Maalinta KHAMIISTA kuna beegan 5/05/2022 uu jiro Dulimaadayada kala a...
03/05/2022

Dhammaan Macaamiisheena waxaa lagu Wargelinayaa in Maalinta KHAMIISTA kuna beegan 5/05/2022 uu jiro Dulimaadayada kala ah.
Fadlan Kalaso dag Application-ka DAYUURO
Apple Store ama Play Store
http://onelink.to/f2xve3
Wixii faahfaahin dheeri ah Nagala soo xiriir +252618602042 / +252610771118.
✔ Please Like AND FOLLOW ✔ Thank You

Waxaana idiin heenaa adeeg duulimaad oo dhameystiran oo dalka iyo dibadda ah kuna heli kartid adigo jooga gurigaaka ama ...
03/05/2022

Waxaana idiin heenaa adeeg duulimaad oo dhameystiran oo dalka iyo dibadda ah kuna heli kartid adigo jooga gurigaaka ama goobtaada ganacsi goor walba sidoo kale soo saarista Viisooyinka Dalalka Uganda, Kenya iyo Turkey. Haddaba si aad u heshid adeegaan fadlan kala soo dag app-ka dayuuro App Store ama Play Store-ka adigoo ku qoraya dayuuro.
Fadlan Kalaso dag Application-ka DAYUURO
Apple Store ama Play Store
http://onelink.to/f2xve3
Wixii faahfaahin dheeri ah Nagala soo xiriir +252618602042 / +252610771118.

26/04/2022

Dhammaan Macaamiisheena waxaa lagu Wargelinayaa in Maalinta KHAMIISTA kuna beegan 28/04/2022 uu jiro Dulimaadayada kala ah.

mogadisho to beledweyn
mogadisho to galkacyo
mogadisho to kismayo
mogadisho to dhusamareeb
mogadisho to hargeysa
mogadisho to jowhar

Wixii faahfaahin ah nagala soo xiriir : 0618602042/ 0610771118.

Galab Wanaagsan dhamaan macaamiisheena ku xiran DAYUURO.Waxaana idiin  heenaa adeeg duulimaad oo dhameystiran oo dalka i...
20/04/2022

Galab Wanaagsan dhamaan macaamiisheena ku xiran DAYUURO.
Waxaana idiin heenaa adeeg duulimaad oo dhameystiran oo dalka iyo dibadda ah kuna heli kartid adigo jooga gurigaaka ama goobtaada ganacsi goor walba. Haddaba si aad u heshid adeegaan fadlan kala soo dag app-ka dayuuro App Store ama Play Store-ka adigoo ku qoraya dayuuro.
Wixii faahfaahin dheeri ah Nagala soo xiriir +252618602042 / +252610771118.

RAMADAN MUBARAK! Waxaan Alle ka baryaynaa inuu naga dhigo kuwii kawada faa’iidaysta kheyrka bishaan barakaysan.
03/04/2022

RAMADAN MUBARAK!
Waxaan Alle ka baryaynaa inuu naga dhigo kuwii kawada faa’iidaysta kheyrka bishaan barakaysan.

RAMADAN MUBARAK! Waxaan umadda Muslimiinta, gaar ahaan umadda Soomaaliyeed ugu bishaaraynaynaa bilashada bisha barakaysa...
01/04/2022

RAMADAN MUBARAK!
Waxaan umadda Muslimiinta, gaar ahaan umadda Soomaaliyeed ugu bishaaraynaynaa bilashada bisha barakaysan ee Ramadaan. Waxaan Alle ka baryaynaa inuu naga dhigo kuwii kawada faa’iidaysta kheyrka bishaan barakaysan.

Subax Wanaagsan dhamaan macaamiisheena ku xiran DAYUURO.Waxaana idiin heenaa adeeg duulimaad oo dhameystiran oo dalka iy...
29/03/2022

Subax Wanaagsan dhamaan macaamiisheena ku xiran DAYUURO.
Waxaana idiin heenaa adeeg duulimaad oo dhameystiran oo dalka iyo dibadda ah kuna heli kartid adigo jooga gurigaaka ama goobtaada ganacsi goor walba. Haddaba si aad u heshid adeegaan fadlan kala soo dag app-ka dayuuro App Store ama Play Store-ka adigoo ku qoraya dayuuro.
Fadlan Kalaso dag Application-ka DAYUURO
Apple Store
https://apps.apple.com/ke/app/dayuuro/id1590156368
Play Store
https://play.google.com/store/apps/details...
Wixii faahfaahin dheeri ah Nagala soo xiriir +252618602042 / +252610771118.

Address

Hodan Mogadishu
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dayuuro posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dayuuro:

Share