Aabaha Degmada Karaan

Aabaha Degmada Karaan fadlan page keyga soo follow garee ��

HambalyoHambalyo Hambalyo         Madaxweenaha dhaarta u dhimn thy   Mudane madaxwene hasan shikh maxamuud
15/05/2022

Hambalyo
Hambalyo
Hambalyo

Madaxweenaha dhaarta u dhimn thy
Mudane madaxwene hasan shikh maxamuud

18/08/2021
Waa wax kale
07/08/2021

Waa wax kale

 : 64 Xildhibaan ayaa hadda mooshin xil ka qaadis ah ka gudbiyay Guddoomiyaha Baarlamaanka DG Hirshabelle, iyadoo lagu i...
07/08/2021

: 64 Xildhibaan ayaa hadda mooshin xil ka qaadis ah ka gudbiyay Guddoomiyaha Baarlamaanka DG Hirshabelle, iyadoo lagu in maalmaha soo socda xilka laga qaado.

fadlan page keyga soo follow garee ��

Qof ayaa leh: waagii aan yaraa waxaan sigaarka ka xadi jiray aabbahay, aabbahay wuxuu ogaan jiray yaraanta baakadkiisa s...
03/08/2021

Qof ayaa leh: waagii aan yaraa waxaan sigaarka ka xadi jiray aabbahay, aabbahay wuxuu ogaan jiray yaraanta baakadkiisa sigaarka oo dhowr mir oo ka maqan, wuxuuna farta ku fiiqi jiray walaalkay iga weyn oo wuu garaaci jiray isaga oo aan shaki dhinaceygaa gelin haba yaraatee... walaalkey iga weyn wuxuu aabbahay ugu dhaaran jiray waxwalba oo ku rumeysan karo odaygana ku qanci lahaa, laakiin aabbahay ma rumaysan. Aabe asagoo xaqiiqada raadinaya ayuu si gaadmo ah isaga dhigay qof seexday baakada sigaarkana agyaalo, isagoo sugayay in walaalkay yimaado si uu sigaarka u xado looguna helo isagoo fal dambiyeedkaas faraha kula jiro ... laakiin waxa yaabka leh ayaa ahaa inuu aabe igu qabtay xadisteydii sigaarka, inleygu ciqaabo ama wax la iga weydiiyaan sugaayey lkn aabe ayaaba ii markhaati been ah furay ayadoo aanan hadlin, wuxuu yiri: waxaan hubaa in walaalkaa kaa weyn uu kuu soo diray inaad sigaar u soo xado, aabe isagoo xanaaqsan inta i dhinac maray walalkey iga weyn dharbaaxo kala daalay.

Dowladda Canada ayaa sheegtay in dalkeedu  qaadanayo 45,000 (Afartan iyo shan kun)  oo qaxooti ah dhamaadka sanadkaan, s...
19/06/2021

Dowladda Canada ayaa sheegtay in dalkeedu qaadanayo 45,000 (Afartan iyo shan kun) oo qaxooti ah dhamaadka sanadkaan, sida uu sheegey Wasiirka Arrimaha Qaxootiga Canada Marco Mendicino.hayey doliga

Guddiga Doorashada ee maamulaya doorashada Xildhibaannada Banaadiriga.
19/06/2021

Guddiga Doorashada ee maamulaya doorashada Xildhibaannada Banaadiriga.

Xubnaha Guddiyada Doorashooyinka Heer Dowlad-goboleed.
19/06/2021

Xubnaha Guddiyada Doorashooyinka Heer Dowlad-goboleed.

Sawir kulmiyay iyagoo showraya Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe, Madaxweynihii h**e ee dalka Xasan Shiikh Maxamuud i...
14/03/2021

Sawir kulmiyay iyagoo showraya Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe, Madaxweynihii h**e ee dalka Xasan Shiikh Maxamuud iyo Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir C/raxmaan C/shakuur Warsame kaddib markii uu soo dhammaaday kulankii u dhaxeeyay Midowga Musharraxiinta iyo Madaxweynayaasha Jubbaland iyo Puntland.

madax weenhy  puntulan  aya  haray gigida adan Cade  airport   asigo ku hubesan   cidamo   wato sawariq     aduunka  aya...
14/03/2021

madax weenhy puntulan aya haray gigida adan Cade airport asigo ku hubesan cidamo wato sawariq aduunka aya nalayabayo tangiyo airport lala so gelayo Somalia alh aya umaqan🇸🇴

22/02/2021

Dib u dhaca doorashada asalkeeda waa Gedo.

Dhibta dib u dhacaasna waxaa la isugu dilayaa Xamar.

Hadda garo raggii isku qilaafsanaa Gedo dhulkooda waa u nabad.

Qubuuraha waxaa ku jira rag u haystay in aan laga Maarmi doonin.
07/02/2021

Qubuuraha waxaa ku jira rag u haystay in aan laga Maarmi doonin.

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Aabaha Degmada Karaan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share