Sunset World Travel Services

Call Directions Website Contact the business

Sunset World Travel Services Sunset Travel Services provides all travel and tourism services in Somalia

Big offer!Waxaa qiimo dhimis lagu sameeyay xirmada Cumrada groupka baxaayo 01 October.Faah faahinta safarka:Bixid : Muqd...
17/09/2026

Big offer!

Waxaa qiimo dhimis lagu sameeyay xirmada Cumrada groupka baxaayo 01 October.

Faah faahinta safarka:

Bixid : Muqdisho to Medinah 01 October.
Laabasho: Jeddah to Muqdisho 14 October.
Diyaaradda: Salam Air Cuman.

Waxaa ku jiro xirmada:

Ticket go & back.
Visa.
Hotel.
Transportation.
Ziyarat tour.

Boosas kooban ayaa bannaan, qabso kaaga hadda!

Qofka mar-dhoofka ah ama aan weli safrin waxaa dhici karta in ay ku adagtahay in uu kala fahmo waxa ay yihiin Tikit iyo ...
14/09/2026

Qofka mar-dhoofka ah ama aan weli safrin waxaa dhici karta in ay ku adagtahay in uu kala fahmo waxa ay yihiin Tikit iyo Visa.

Hadaba si taas aan uga caawino sawiradan hoose ayaan u diyaarinay si ay uga saacido in ay kala fahmaan ee aqris wacan!

27/08/2026

πŸ•‹πŸ€ XIRMO CUMRO OO SI HEER SARE AH LOO QAABEeyay πŸ€πŸ•‹

Waxaan idinla wadaagaynaa in SUNSET World Travel Services ay idiin diyaarisay xirmo Cumro oo dhammeystiran, si taxaddar iyo tayo leh loogu qorsheeyay safarka lagu tagayo dhulka barakaysan iyo Guriga Alle (SWT). πŸŒ™βœ¨

Waxaan ka shaqaynay in safarkaadu uu noqdo mid aad ku xasilloon tahay, si aad waqtigaaga iyo qalbigaaga ugu hibeyso cibaadada. 🀲

✈️ FAAHFAAHINTA SAFARKA

πŸ“ MUQDISHO β†’ MAKKAH & MADINAH β†’ MUQDISHO

πŸ“… Bixitaan: 03 September
πŸ“… Soo laabasho: 16 September
✈️ Duulimaad: SalaamAir β€” Via Oman
πŸ’° QIIMAHA: $1,100 oo keliya

πŸŒ™ XIRMADA CUMRADA WAXAA KU JIRA:

πŸ›‚ Visa Processing
✈️ Go & Back Air Ticket
🏨 Hotel Reservation
🚌 Transport
πŸ›‘οΈ Health Insurance
πŸ•Œ Religious Guides

🀲 Adiga waxaa ku saaran cibaadada…
✨ Annagana waxaa na saaran qurxinta iyo fududeynta safarkaaga.

U safar Baytullaah, adigoo helaya adeeg, qorsheyn iyo hagitaan dhammeystiran. πŸ•‹πŸ€

πŸ“² Booskaaga hadda xaqiiji!

☎️ +252 614 933392
☎️ +254 714 026786

Sunset Travel Services provides all travel and tourism services in Somalia

Waxaa si heer sare ah noogu soo gaba gaboobay safarkii Eyl oo aan sida wada jir ah isaga kaashanay bahdeenna Dalxiis Tou...
26/08/2026

Waxaa si heer sare ah noogu soo gaba gaboobay safarkii Eyl oo aan sida wada jir ah isaga kaashanay bahdeenna Dalxiis Tourism.

Ka mid noqo safarada kale. Soo reebo xasuuso gaar ah.

πŸŒ… GAROWE – EYL EXPERIENCE | DALXIISKA AUGUST 🌊Safarku ma aha oo keliya meel aad tagto… waa xusuusta aad la soo noqoto. ✨...
16/08/2026

πŸŒ… GAROWE – EYL EXPERIENCE | DALXIISKA AUGUST 🌊

Safarku ma aha oo keliya meel aad tagto… waa xusuusta aad la soo noqoto. ✨

Bishan August, Sunset World Travel Services waxay kuu diyaarisay safar gaar ah oo aad ku baran doonto quruxda, taariikhda iyo xeebaha Eyl β€” adigoo sii maraya Garowe.

πŸ“ Ka bixid: Muqdisho
πŸ“… Taariikhda: 22 August
⏳ Muddada: 4 Maalmood & 3 Habeen

🏝️ MAXAA KU SUGAYA?

🌊 Xeebaha quruxda badan ee Eyl
🏜️ Bacaadka & buuraha Eyl
🚀 Doon-raac iyo dalxiis badeed
πŸ›οΈ Goobo taariikhi ah
🌴 Muuqaallo dabiici ah oo cajiib ah
πŸŒ™ Night Program & Qaaci
πŸ“Έ Professional Photography & Video Coverage

πŸŽ’ PACKAGE-KA WUXUU KA KOOBAN YAHAY:

🎫 Ticket – Tagid & Soo Laabasho
🚌 Gaadiid – Tagid & Soo Laabasho
🏨 Hotel – Garowe & Eyl
🍽️ Cunto – 3 Waqti ah
🧭 Dalxiis & hagitaan xirfad leh
πŸ“Έ Sawirro & muuqaal tayo leh

πŸ‘¨β€πŸ‘©β€πŸ‘§β€πŸ‘¦ La safar qoyskaaga, asxaabtaada ama dadka aad jeceshahay β€” oo ka dhig summer-kaasa mid aad mar walba xasuusan doonto.

πŸ”₯ BOOSASKU WAY XADDIDAN YIHIIN!
Ha sugin ilaa safarku buuxsamo. Xaqiiji booskaaga maanta.

πŸ“ž Mogadishu:
+252 614933391 | +252 614933392

πŸ“ž Nairobi:
+254 714 026 786 | +254 726 327 636

πŸ“§ [email protected]
🌐 Sunset World Travel Services

SUNSET WORLD TRAVEL SERVICES
✈️ Travel with us. Experience more. Remember forever.

Jumma Mubarak
14/08/2026

Jumma Mubarak

Jimco wanaagsan.
06/08/2026

Jimco wanaagsan.


Waxaa kuu diyaarinay dhammaan Tigidhada duulimaadyada gudaha Soomaaliya.NAGALA SOO XIRIIR:Xafiiska Muqdisho:+252 6149333...
06/08/2026

Waxaa kuu diyaarinay dhammaan Tigidhada duulimaadyada gudaha Soomaaliya.

NAGALA SOO XIRIIR:
Xafiiska Muqdisho:
+252 614933391 | +252 614933392 | +252 614933393
Xafiiska Nairobi:
+254 714 026 786 | +254 726 327 636
Email: [email protected] | [email protected]

Address

Maka All-mukarama Street Next Durdur Hospital, Waaberi District
Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 07:30 - 19:00
Tuesday 07:30 - 19:00
Wednesday 07:30 - 19:00
Thursday 07:30 - 19:00
Saturday 07:30 - 19:00
Sunday 07:30 - 19:00

Telephone

+252614933393

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sunset World Travel Services posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Sunset World Travel Services:

Shortcuts

Share

Category