Sami Cargo Service

Sami Cargo Service Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Sami Cargo Service, Cargo and freight company, H/wadaag Dabka School-ka Dhagax-Tuur, Mogadishu.

waxaan alaabaha kaga Soo qaadeyna πŸ‡¨πŸ‡³china to πŸ‡ΈπŸ‡΄somalia, waxaan kugu keeneyna dhamaan magaaloyinka waaweyn ee dalka sida: muqdisho' hargeysa' garoowe iyo kuwa kale oo badan.

01/04/2025

Sami cargo πŸ‡¨πŸ‡³βœˆοΈπŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ”₯

25/02/2025

SAMI CARGO SERVICE LTD

China πŸ‡¨πŸ‡³ ➝ Somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄ | Adeeg Xamuul Degdeg & La Aamini Karo

βœ… Rarista Alaabtaada si Badbaado Leh
βœ… Qiimo Jaban & Adeeg Hufan
βœ… Maraakiib & Diyaarado Xawli Sare leh
βœ… Gacmo Furan & Dammaanad Xirfadeed

SAMI CARGO SERVICE LTDChina πŸ‡¨πŸ‡³ ➝ Somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄ | Adeeg Xamuul Degdeg & La Aamini Karoβœ… Rarista Alaabtaada si Badbaado Lehβœ… ...
18/02/2025

SAMI CARGO SERVICE LTD
China πŸ‡¨πŸ‡³ ➝ Somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄ | Adeeg Xamuul Degdeg & La Aamini Karo

βœ… Rarista Alaabtaada si Badbaado Leh
βœ… Qiimo Jaban & Adeeg Hufan
βœ… Maraakiib & Diyaarado Xawli Sare leh
βœ… Gacmo Furan & Dammaanad Xirfadeed

13/01/2025

Update
waxaa Macamiishena ogeysiineyna inta Nagu xeran in La Gali Doono Fasax Fasaxa Guga------------------------------

Fasaxa Shiinaha ee bilaabanaya 15-ka Janaayo 2025 waa Fasaxa Sannadka Cusub ee Shiinaha, oo sidoo kale loo yaqaan Fasaxa Guga. Fasaxani wuxuu ku egyahay 21-ka Janaayo 2025 sida rasmiga ah.

Si kastaba ha ahaatee, saameynta fasaxan waxay inta badan sii socotaa maalmo ka hor iyo ka dib taariikhaha rasmiga ah, iyadoo dadka shaqada ka laabanaya ay qaadan karaan waqti dheer (ilaa 6-da Febraayo, ama maalmo ka badan) si ay ula midoobaan qoysaskooda ama safar Dalxiis ugu baxaan.

Address

H/wadaag Dabka School-ka Dhagax-Tuur
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sami Cargo Service posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share