10/07/2025
Waxaan ku faraxsanahay in aan door muuqda ku yeelano horumarinta iyo cilmi-baarista Bariga Africa oo ay soo qabanqaabisay Africa Association for Research and Development.
anagoo dhiirigelinayna iskaashi, aqoon isweydaarsi, iyo kobcinta hannaanka horumarineed ee Gobolka.