Dhoofsan Travel and Cargo Agency

Dhoofsan Travel and Cargo Agency waxaan bixinaa adeegyo ayka mid yihiin Tickets,visas and Cargo

02/08/2025

Macmiil shirkadda dhoofsan waxay diyaarisay qiima dhimis koobaan oo ah cumrada dalka sacuudiga walibo mid dhameeystiran oo aad ku qanci doonto insha allah fadlan soo gaar oo yaan lagaa buuxin qiima dhimista waa mid xadidan

23/07/2025

Ku hel visada masar kudo gaaban iyo qiimo aad u yar

#

14/07/2025

Dhoofsan waa saaxiibka musaafirka ee soo gaar waxaana kuugu diyaar ah quburo ku taqasusay adeega macaamiisha

614444609

Ku hel si fudud Visa dalka Ethiopia.
02/06/2025

Ku hel si fudud Visa dalka Ethiopia.

Hadii aad rabto in alaabo meel lagu geeyo ama lagaaga soo qaado,Dhoofsan ayaa kuula  diyaar ah in si sahlan oo deg deg a...
30/05/2025

Hadii aad rabto in alaabo meel lagu geeyo ama lagaaga soo qaado,
Dhoofsan ayaa kuula diyaar ah in si sahlan oo deg deg ah kuugu gaarsiiso alaabahaaga dalka gudihisa ama dibadiisa.

Waxaa bilowday tobanka maalmood ee ugu fadliga badan sannadka – maalmahaan Alle si gaar ah ayuu u jecel yahay camalka wa...
28/05/2025

Waxaa bilowday tobanka maalmood ee ugu fadliga badan sannadka – maalmahaan Alle si gaar ah ayuu u jecel yahay camalka wanaagsan ee lagu sameeyo tobanka h**e ee bisha Dul-xijjah ee illahay dhamaanteen ha inaga wada aqballo acmaasha.

Dhoofsan waa meesha aad ka heli karto adeeg safar oo ku qanciya.
27/05/2025

Dhoofsan waa meesha aad ka heli karto adeeg safar oo ku qanciya.

Nagula wadaag qeybta hoose ee faalada Visa-ha wadanka aad dooneyso?
25/05/2025

Nagula wadaag qeybta hoose ee faalada Visa-ha wadanka aad dooneyso?

Dhoofsan waa halka aad ka heli karto adeegyo ku haboon safarakaaga. 🌍✈️🧳
24/05/2025

Dhoofsan waa halka aad ka heli karto adeegyo ku haboon safarakaaga. 🌍✈️🧳

Waxaan kala shaqeyn karna qorshahada safar ee wadanka masar.
21/05/2025

Waxaan kala shaqeyn karna qorshahada safar ee wadanka masar.

Address

Mogadishu

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dhoofsan Travel and Cargo Agency posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category