Caad Travel & Logistics Services

Caad Travel & Logistics Services Caad travel and logistics is based in Mogadishu with representatives across East Africa and other parts in the world.

About Us
Caad Travel and Logistics Services is a premier domestic and international services provider, established in November 2024 by a group of prominent young scholars and entrepreneurs.

β€’ Mission Statement:
To provide businesses with seamless, reliable, and sustainable travel, logistics, and business solutions while optimizing operations and helping clients achieve their goals.

β€’ Vision Stat

ement:
To be the preferred partner for corporate travel, logistics, and business services across East Africa and beyond, known for our innovation, customer focus, and quality service.

Dhammaan Ummadda Muslimiinta, gaar ahaan Ummadda Soomaaliyeed, waxaan ugu hambalyeynaynaa munaasabadda Ciidul fitriga. F...
29/03/2025

Dhammaan Ummadda Muslimiinta, gaar ahaan Ummadda Soomaaliyeed, waxaan ugu hambalyeynaynaa munaasabadda Ciidul fitriga. Farxad iyo caafimaad kula ciida qoysaskiina iyo asxaabtiina.

Shirkadda Caad Travel & Logistics Services waxay maalmo kooban kuugu soo saareysaa dal ku galka (Visa) wadamada; Egypt πŸ‡ͺ...
03/03/2025

Shirkadda Caad Travel & Logistics Services waxay maalmo kooban kuugu soo saareysaa dal ku galka (Visa) wadamada; Egypt πŸ‡ͺπŸ‡¬ Kenya πŸ‡°πŸ‡ͺ Uganda πŸ‡ΊπŸ‡¬ Congo πŸ‡¨πŸ‡© Zambia πŸ‡ΏπŸ‡².
Hadaba hadii aad daneeneyso nagala soo xiriir WhatsAppkaan πŸ‘‰ 61 3888427

Dhammaan Ummadda Muslimiinta Gaar Ahaan Ummadda Soomaaliyeed Waxaan Ugu Hambalyeeneynaa Bilashada Bisha Ramadaan. Waa Bi...
28/02/2025

Dhammaan Ummadda Muslimiinta Gaar Ahaan Ummadda Soomaaliyeed Waxaan Ugu Hambalyeeneynaa Bilashada Bisha Ramadaan. Waa Bil Barako Leh, ee Aan Ka Wada Faa'iideysanno.πŸŒ™

Shaacin:Shirkadda Caad Travel & Logistics Services waxay kuu diyaarisay adeegyadaan hoose.Wixii faahfaahin ah kala xirii...
08/02/2025

Shaacin:
Shirkadda Caad Travel & Logistics Services waxay kuu diyaarisay adeegyadaan hoose.
Wixii faahfaahin ah kala xiriir Whatsapp-ka hoose
61 3888427

Announcement:
Caad Travel & Logistics Services has prepared the following services for you.

For more details, contact us on WhatsApp: 61 3888427

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Caad Travel & Logistics Services posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Caad Travel & Logistics Services:

Share