Haatuf Cargo

Haatuf Cargo Kusoo Dhawaaw Haatuf Cargo

03/08/2026

China πŸ‡¨πŸ‡³ to mogadisho
Macmiil , waxa so qaadna Flight ku imanaya 4-5 malin gudihis waxaa soo qaadnaa Alaabaha
Dharka, Kabaha, Ookiyaal Ka,
Alabaha inta kale sida Electronic iyo wixi la mida waxe ku imadan
12 days wixi faah faahina nagalaso xariir numberada hoose ;
610655444
610636444

πŸ“’ Adeeg Cusub oo ay Soo Kordhisay Haatuf Cargo! ✈️Waxaan ku faraxsanahay inaan idinla wadaagno adeegyo cusub oo aan u so...
13/07/2026

πŸ“’ Adeeg Cusub oo ay Soo Kordhisay Haatuf Cargo! ✈️

Waxaan ku faraxsanahay inaan idinla wadaagno adeegyo cusub oo aan u soo kordhinay macaamiisheena.

πŸ“² WhatsApp Notifications
Hadda waxaad WhatsApp-ka ku heli doontaa:

* Ogeysiiska imaanshaha alaabtaada
* Xogta ugu dambeysa ee shipment-kaaga
* Wararka iyo adeegyada cusub

πŸ”Ž Tracking Link
Waxaan sidoo kale kuu soo diri doonnaa Tracking Link, si aad ula socoto:

* πŸ“¦ Meesha ay alaabtaadu mareyso
* ✈️ Heerka safarka shipment-kaaga
* βœ… Goorta ay soo gaareyso

Haatuf Cargo
Reliable Air Cargo Services ✈️

01/07/2026

Hambalyo 1-da Luulyo – Maalinta Xorriyadda iyo Midnimada Soomaaliyeed πŸ‡ΈπŸ‡΄

Shirkadda Haatuf cargo waxay hambalyo u diraysaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed munaasabadda 1-da Luulyo,
Waxaan Alle uga baryeynaa dalkeenna nabad waarta, horumar joogto ah iyo Midnimo
πŸ‡ΈπŸ‡΄

28/06/2026

Ma dooneysaa inaad alaab kaga so qaadno china πŸ‡¨πŸ‡³?
Hadabo nagalaso xiriir Numberada hoose ;
610655444
610636444


02/06/2026

πƒπ‡πˆπ πŒπ€πŠπ” ππ€ππ“π€π˜ π’πŽπŽ πƒπ€π€π‡πˆπƒπ€ 𝐀𝐋𝐀𝐀𝐁𝐓𝐀𝐀𝐃𝐀?
Haatuf cargo waa xalka xamuulkaaga
+252-610655444
+252-610636444


16/05/2026

From China πŸ‡¨πŸ‡³ to mogadisho
kuso dhawaw Haatuf cargo
0610655444
0610636444

Wargelin Muhiim ah:Haatuf Cargo waxay Macmiishaku xiran iyo kuwa cusub ogeysiineysaaLaga bilaabo Week ga BilaabanayoTaar...
26/03/2026

Wargelin Muhiim ah:

Haatuf Cargo waxay Macmiisha
ku xiran iyo kuwa cusub ogeysiineysaa
Laga bilaabo Week ga Bilaabanayo
Taariikh 28 March 2026
Qiimana Cargo per kg sare u kacday
β€’ Alaabaha ka yar 20 kg waa $13 killadii
β€’ Wixii 20 kg ka badan waa $12.5

wixi faahfaahina Nagala so xarir;

+8618826260842
0610636444
0610655444

05/02/2026

China πŸ‡¨πŸ‡³ to Somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄ 𝐨𝐧π₯𝐲 𝟏𝟎 𝐝𝐚𝐲𝐬

26/01/2026

From China to Mogadishu Only 10 days.
+252-61 0636444
+252-610655444

Address

Bakara Market Mogadishu/
Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Haatuf Cargo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share