Duufe World Travel And Cargo Agency

Duufe World Travel And Cargo Agency duufe travel world and cargo agency waxaa ka heli kartaa dhaman tickets local io dibadaba io soo saarista visaha iyo cagro service

Happy independence day Dhamaan umada somaliyeed Waxaan idin kugu hampaliyeyneynaa  26 june
25/06/2025

Happy independence day
Dhamaan umada somaliyeed
Waxaan idin kugu hampaliyeyneynaa 26 june

Dhammaan ummadda muslimiinta ah gaar ahaan ummada Soomaaliyeed meel walbejoogan   waxaan ugu hambalyeyneynaa munaasabadd...
05/06/2025

Dhammaan ummadda muslimiinta ah gaar ahaan ummada Soomaaliyeed meel walbejoogan waxaan ugu hambalyeyneynaa munaasabadda Ciida Carafo, waxaan idin leennahay Ciid Mubaarak .

๐—–๐—ถ๐—ถ๐—ฑ ๐—ช๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐˜€๐—ฎ๐—ป!


10/02/2025
Waxaan aad ugu faraxsanhy in aan Malintii shaley oo ay aheed  09 Febraayo 2025, waxaan si rasmi ah u shaacinay in Safe A...
10/02/2025

Waxaan aad ugu faraxsanhy in aan Malintii shaley oo ay aheed 09 Febraayo 2025, waxaan si rasmi ah u shaacinay in Safe Air ay ku soo degtay Garoonka Diyaaradaha Shatigaduud ee Baydhabo iyadoo sidatay diyaarad nooca jet ah. Waa markii ugu horreysay ee diyaarad noocaan ah ay u safarto magalada Baydhabo .

Tani waa horumar weyn oo ka tarjumaysa dadaalka aan ugu jirno horumarinta adeegyada duulimaadka iyo ganacsiga gudaha iyo dibadda. Waxaan u mahadcelineynaa dhammaan macaamiisheena qiimaha leh ah iyo shirkada Safe Air - Sacsom Limited

Duufe World Travel And Cargo Agency Safarkaaga iyo Raritaanka Alaabtaada, Waa Mas'uuliyaddeena.

Duufe World Travel And Cargo  Agency And Cargo Agency  waxaad ka helysaaa dhamaan tickets local ah oo waliba qiimo macqu...
01/02/2025

Duufe World Travel And Cargo Agency And Cargo Agency waxaad ka helysaaa dhamaan tickets local ah oo waliba qiimo macquul ah oo ku raaligaliya hada naga soo dalbo oo hada hel waxan nagala soo xiriir kartaa whatsapp numberada hoos ku xusan
+252614511112
+252613365599
Address: som oil building opposite my Bank
Floor one

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Duufe World Travel And Cargo Agency posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share