03/06/2026
๐๐๐๐๐๐๐๐๐! ๐๐๐๐๐๐๐๐! ๐
Dhamaan maamulka iyo howl-wadeenada Geeye waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Najmo Aweys ๐๐๐๐ข๐ซ๐๐ก๐ฆ๐๐ง, oo si guul leh u dhammaysatay waxbarashadeeda heerka 1aad ee ๐๐๐ฉ๐๐ซ๐ญ๐ฆ๐๐ง๐ญ ๐จ๐ ๐๐๐จ๐ง๐จ๐ฆ๐ข๐๐ฌ.
Guushan waxbarasho waxay ka tarjumaysaa dadaal, karti iyo adkaysi. Waxaan ku faraxsanahay guushaada, waxaana kuu rajaynaynaa horumar iyo guulo ka sii waaweyn mustaqbalka.
Waxaan kuu rajaynaynaa mustaqbal ifaya iyo guulo aan dhammaad lahayn.
๐๐๐ซ ๐ค๐๐ฅ๐ ๐๐๐ฆ๐๐๐ฅ๐ฒ๐จ ๐๐๐ฃ๐ฆ๐ ๐๐ฐ๐๐ข๐ฌ ๐๐๐๐ข๐ซ๐๐ก๐ฆ๐๐ง!