17/02/2026
🌙 Ramadan Kariim 2026 🌙
Mahdi Safaari Cargo waxay bulshada Soomaaliyeed ugu hambalyeyneysaa curashada bisha barakeysan ee Ramadan.
Bishan waa bil kheyr, isu naxariisasho iyo barako. Waxaan idin rajeyneynaa Ramadan nabad iyo barako ku dhisan 🤍