African Express MGQ

African Express MGQ PREMIER AIRLINES

Xasusin Dhaman Travel agencies Sharafta Leh Ee African Express Airweys Waxan xasusineyna  inaan Lenahay flight Maalinta ...
29/09/2020

Xasusin Dhaman Travel agencies Sharafta Leh Ee African Express Airweys Waxan xasusineyna inaan Lenahay flight Maalinta khamista ah Tariqdu ku began tahay 01 oct 2020 insha allah
Nairobi
Mogadishu hargeisa

System wuu furanyahay wana lajaran karaa Waxii Fahfahin Ah Kala Xirii 61559 7191 615340111/615697548/617899990

15/09/2020

Xasusin Dhaman Travel agencies Sharafta Leh Ee African Express Airweys Waxan xasusineyna inaan lenahay flight beri oo arbaco ah Tariqdu ku began tahay 16 sep 2020 insha allah
Mogadishu kismayo
Mogadishu
Garowe
Mogadishu
Nairobi
System wuu furanyahay wana lajaran karaa
Waxii Fahfahin Ah Kala Xirii 61559 7191 615340111/615697548/617899990

Xasusin Dhaman Travel agencies Sharafta Leh Ee African Express Airweys  Waxan lenahay  flight Talaado oo ah Tariqdu ku b...
15/08/2020

Xasusin Dhaman Travel agencies Sharafta Leh Ee African Express Airweys Waxan lenahay flight Talaado oo ah Tariqdu ku began tahay 18Aug 2020 insha allah
Mogadishu bosaso mogadishu
Mogadishu - garowe mogadishu

Waxii Fahfahin Ah Kala Xirii 61559 7191 615340111/615697548/617899990/0907798225/0907794510/0907794527

Xasuusin Dhaman Travel agencies Sharafta Leh Ee African Express Airweys  Waxan xasusineyna  Inu jiro flight  malinta Kha...
24/07/2020

Xasuusin Dhaman Travel agencies Sharafta Leh Ee African Express Airweys Waxan xasusineyna Inu jiro flight malinta Khamista ee Tariqdu ku began tahay 30 Jul 2020 insha allah Mogadishu to Nairobi

Warqad Covid19 waa Muhiim qofkasto safarayo inuu wato
Mahadsanidin
Copy passport soo dira number kusoo dir
Waxii Fahfahin Ah Kala Xirii 615340111/617899990/0614499994/615597191
Nairobi ku ciideyso hadu alle idmo

11/07/2020

Asc Dhaman Macamisha Sharafta Leh Ee African Express Airweys Waxaa La Ogeeysinayaa In uu dib u bilawday flightkeeni Malinka talaado ee Tariqdu ku began tahay 14Jul 2020 insha allah

Mogadishu to nairobi
ADULT:$250
CHIDL: $250
INFANT:$50

Mogadishu to hargeisa
ADULT:$200
CHIDL: $180
INFANT:$30

Waxii Fahfahin Ah Kala Xirii 615340111/617899990/0614499994
Acc.33186281 Fly Africa

Ramadaan Kariim Dhammaan Macaamishena sharafta Mudan  iyo umadda Soomaaliyeed meel kastoo aad joogtaan waxaan idinku ham...
23/04/2020

Ramadaan Kariim

Dhammaan Macaamishena sharafta Mudan iyo umadda Soomaaliyeed meel kastoo aad joogtaan waxaan idinku hambalyeynayaa dhalashada Bisha barakeysan ee Ramadaan, Waxaana Alle ka baryenaa inuu nooga dhigo bil kheyr iyo naxariis. Waxaan is fareynaa towbad keen iyo duco si uu Alle nooga dul qaado cudurrada iyo dhibaatada.

Dhaman Macamisha Sharafta Leh Ee African Express Airweys  Waxaa La Ogeeysinayaa In Lasoo kordhiyay flght Muqdisho Garowe...
20/03/2020

Dhaman Macamisha Sharafta Leh Ee African Express Airweys Waxaa La Ogeeysinayaa In Lasoo kordhiyay flght Muqdisho Garowe malmaha sabti axad talaado
Mogadishu to garowe Mogadishu

Waxii Fahfahin Ah Kala Xirii 613338881/ 0615340111/614499994

27/02/2020

Jumco Mubarak dhaman macamishen sharafta mudan

Xasuusin,Shirkada Dulimadka african express airways fly africawaxay travel agencyada xasusineysa ina lenahay beri oo kha...
19/02/2020

Xasuusin,
Shirkada Dulimadka african express airways fly africawaxay travel agencyada xasusineysa ina lenahay beri oo khamiis ah 20 Feb-2020
Mogadishu hargeisa
Mogadishu-Kismayo Mogadishu
Mogadishu Galkaio Mogadishu
mogadishu Nairobi
Systemka wuu furanyahay wad ka jaran kartan
Phone: 613338881 615001159 61999983 615663633 615807778
Mhadsanidiin

Bishaaro Bishaaro,Shirkada Dulimadka african express  Airways fly africa waxey idinkugu bisharaynesa in ay idin so kordh...
18/02/2020

Bishaaro Bishaaro,
Shirkada Dulimadka african express Airways fly africa waxey idinkugu bisharaynesa in ay idin so kordhisay dulimad cusub oo ah :
1.MOGADISHU-Galkaio mogadishu
Malinkasta oo Khamis ah laga bilabo 20-Feb-20
Systemka wu furan yahay wadna ka jaran kartan
La xirir:613338881 615807778 615663633 615001159
Mahadsanidiin

18/02/2020

Xasuusin,
Shirkada Dulimadka african express airways fly africawaxay travel agencyada xasusineysa ina lenahay beri oo Arbaco ah 19Feb-2020
Mogadishu-Baladweyn Mogadishu
Mogadishu adado guricel Mogadishu

Systemka wuu furanyahay wad ka jaran kartan
Phone: 613338881 615001159 61999983 615663633 615807778
Mhadsanidiin

Xasuusin,Shirkada Dulimadka african express airways fly africawaxay travel agencyada xasusineysainan lenahay maalinta Ax...
15/02/2020

Xasuusin,
Shirkada Dulimadka african express airways fly africawaxay travel agencyada xasusineysainan lenahay maalinta Axada ah 16-Feb-2020 oo beri ah
Mogadishu-Hargeisa
Systemka wuu furanyahay wad ka jaran kartan
Phone: 613338881
Mhadsanidiin

Address

Aden Adde International Airport Muqdishu
Mogadishu
002526

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when African Express MGQ posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share