Gedo Delivery and Kargo

Gedo Delivery and Kargo 🚚 Gedo Delivery & Cargo
From Mogadisho β†’ Gedo

Fast β€’ Safe β€’ Reliable
πŸ“² +252 61 9818501

πŸ•ŠοΈ Kalsoonida Alle waa badbaadoπŸ’š Isaga u laabo mar kasta
10/04/2026

πŸ•ŠοΈ Kalsoonida Alle waa badbaado
πŸ’š Isaga u laabo mar kasta

juma Mubarak Gedo Delivery and Kargo
03/04/2026

juma Mubarak

Gedo Delivery and Kargo

🚚 π†πžππ¨ πƒπžπ₯𝐒𝐯𝐞𝐫𝐲 & π‚πšπ«π π¨π†πžππ¨ πƒπžπ₯𝐒𝐯𝐞𝐫𝐲 & π‚πšπ«π π¨ waa shirkad kuu sahleysa in alaabtaada ku taalla 𝐌𝐨𝐠𝐚𝐝𝐒𝐬𝐑𝐨 si fudud, ammaan...
01/04/2026

🚚 π†πžππ¨ πƒπžπ₯𝐒𝐯𝐞𝐫𝐲 & π‚πšπ«π π¨

π†πžππ¨ πƒπžπ₯𝐒𝐯𝐞𝐫𝐲 & π‚πšπ«π π¨ waa shirkad kuu sahleysa in alaabtaada ku taalla 𝐌𝐨𝐠𝐚𝐝𝐒𝐬𝐑𝐨 si fudud, ammaan ah, oo degdeg ah laguugu keeno deegaannada 𝐆𝐨𝐛𝐨π₯𝐀𝐚 π†πžππ¨, meel kasta oo aad joogto.

Sidoo kale, shirkaddu waxay u adeegtaa ganacsatada iyo dadka doonaya in alaab looga soo iibiyo ama looga soo qaado 𝐌𝐨𝐠𝐚𝐝𝐒𝐬𝐑𝐨, kadibna si badqab leh loogu soo gaarsiiyo 𝐆𝐨𝐛𝐨π₯𝐀𝐚 π†πžππ¨.

πŸ“¦ Cargo | πŸ›οΈ Shopping | πŸš€ Express Delivery
πŸ“ Xarunteena: 𝐁𝐚π₯𝐚𝐝-π‡πšπ°π¨, 𝐆𝐨𝐛𝐨π₯𝐀𝐚 π†πžππ¨
πŸ“² +252 61 9818501

Dhawaan Inshallh  Dalabyada aad ka Rabto Nairobi  Mogadishu  iyo kismaayo waxaa si Sahlan oo aaminaad leh Dhaqsana ah Hu...
27/07/2025

Dhawaan Inshallh

Dalabyada aad ka Rabto Nairobi Mogadishu iyo kismaayo waxaa si Sahlan oo aaminaad leh Dhaqsana ah Hufnaan badan kuugu keeni doono

Adeegan waxaan Furi doona Colaadaha io Xasaradaha ka taagan gobolka ka dib i.a

Gedo delivery and karko

Address

KM4
Mogadishu
552

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gedo Delivery and Kargo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share