03/01/2018
Deg Deg: Al-shabaab oo Askar Kenyaan oo ay Saraakiil Ku Jiraan Ku Dilay Duleedka Mandheera (Wardhiigley Online)
Dagaalyahanada Xarakada Al shabaab ayaa sheegay in ay dileen 5 kamid ahaa ciidamada Kenya iyagoo gubay gaari ay lahaayeen ciidamada police-ka dalkaasi kadib weerar ay ku qaadeen deegaan dhaca xadka soomaaliya iyo Kenya ay wadaagaan gaar ahaan deegaan lagu magcaabo El-Wak Kutulo. “Waxaa la dilay sh...