Hilaac primary and secondary school

Hilaac primary and secondary school this page concerned about hilaacpss

Innaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun.Dhamaan maamulka, macalimiinta iyo ardeyda iskuulka hilaac primary and secondar...
31/10/2021

Innaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun.

Dhamaan maamulka, macalimiinta iyo ardeyda iskuulka hilaac primary and secondary school waxa ay murigada la qeybsanayaan cabdi ladhiif muxidiin oo kamid ah ardeydii ka qalin bedelatay iskuulka iyo familka reer muxidiin geeridii ku timid aabe Muxidiin.

Alla waxaan uga baryeynaayaa naxariista in uu deeqsiiya.

Innaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun.Waxaa na damqisay geerida ku timid ardeygeena cumar aadan isaaq oo maanta ku ge...
27/09/2021

Innaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun.

Waxaa na damqisay geerida ku timid ardeygeena cumar aadan isaaq oo maanta ku geeriyooday magaalada muqdisho.

Dhamaan maamulka, macalimiinta iyo ardeyda iskuulka waxa ay ka tacsiyeeynayaan geerida naxdinta leheed ee ku timid ardeygeena cumar aadan isaaq.

Innaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun.

Innaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun.Waxaa na damqisay geerida ku timid ardeygeena cumar aadan isaaq oo maanta ku ge...
27/09/2021

Innaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun.

Waxaa na damqisay geerida ku timid ardeygeena cumar aadan isaaq oo maanta ku geeriyooday magaalada muqdisho.

Dhamaan maamulka, macalimiinta iyo ardeyga iskuulka Hilaac Pss waxa ay ka tacsiyeeynayaan geerida naxdinta leheed ee ku timid ardeygeena cumar aadan isaaq.

Innaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun.

Waxaan hambalyo leenahay guud ahaan ardeyda soomaaliyeed ee uu usoo gabagabooway imtixaankii shahaadiga ahaa Wasaarada W...
27/05/2021

Waxaan hambalyo leenahay guud ahaan ardeyda soomaaliyeed ee uu usoo gabagabooway imtixaankii shahaadiga ahaa Wasaarada Waxbarashada Soomaliya - Ministry Of Education,Somalia gaar ahaan ardeyda iskuulka hilaac oo uu si wanaagsan ugu soo dhamaaday imtixaankii ay galeen, guud ahaan alla waxaan uga rajeeyneynaa in uu ku guuleeyo natiijada imtixaanka.

Waxaa si habsami leh u soo gaba gabooway guud ahaan tartan aqooneed iskuulka   sanad dugsiyeedka 2020-2021.Waxaan hambal...
20/05/2021

Waxaa si habsami leh u soo gaba gabooway guud ahaan tartan aqooneed iskuulka sanad dugsiyeedka 2020-2021.
Waxaan hambalyo u direeynaa guuleystayaasha sanadkan oo ku tartamayay magaca ABUUBKARU SIDIIQ ee fasalka 6-aad.

13/1/2021  .Ardeyda iskuulka Hilaac Pss ayaa safar kulan isbarasho iyo dhexgal sports ah la soo yeeshay ardeyda iskuulka...
14/01/2021

13/1/2021 .
Ardeyda iskuulka Hilaac Pss ayaa safar kulan isbarasho iyo dhexgal sports ah la soo yeeshay ardeyda iskuulka Deegaan Jaziira oo ku yaalaa Deegaanka Jaziiro.

HILAAC 2:1 D.Jaziida

Kulanka oo aad u adkaa ayaa waxaa ay guusha raacday iskuulka Hilaac oo 2 goal iyo 1 goal kaga soo adkaaday dhigooda iskuulka Deegaan Jaziira.

INNAA LILAAH WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN.Maamulka iyo macalimiinta iskuulka HILAAC PRIMARY AND SECONDARY SCHOOL waxaan tii...
30/09/2020

INNAA LILAAH WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN.
Maamulka iyo macalimiinta iskuulka HILAAC PRIMARY AND SECONDARY SCHOOL waxaan tiiraanyada tacsida la qeybsanaynaa ardaygeena aadan isaak oo aabihiis ku geeriyooday magaalada muqdisho.

Ilaahay janadii firdoowsa haka waraabiyo samir iyo iimaanna haka siiyo ehelkii uu ka geeriyooday.

Innaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun.

Maamulka iyo macalimiinta iskuulka H/DH/SARE ee HILAAC waxa ay hambalyo u dirayaan dhamaan ardeyda soomaaliyeed qaasatan...
07/09/2020

Maamulka iyo macalimiinta iskuulka H/DH/SARE ee HILAAC waxa ay hambalyo u dirayaan dhamaan ardeyda soomaaliyeed qaasatan ardeyda Hilaac oo guulo waa weyn ka soo hooyay natiijada imtixaanka, kana mira dhaliyay juhdigii adkaa ee ay geliyeen macalimiintooda.

Maamulka iyo macalimiinta waxa ay xil weyn iska saareen ardeydaan in ay ku guuleystaan imtixaanka shahaadiga iyadoo lagu jiray marxalada aad u adag oo dalka iyo aduun weynaha oo idil ay saameysay caabuqa COVID-19..
....HAMBALYO......HAMBALYO.....

20/08/2020

Maamulka iskuulka Hilaac primary and secondary school waxa uu hambalyo u dirayaa dhamaan ardeyda gobolka banaadir ee horey ugu fariisatay imtixaankii fasalka 8-aad ee ku baastay natiijadooda imtixaanka oo maanta lasoo dhejiyay.

Waxaan sigaara ugu hambalyeeynaynaa ardeyda iskuulka ee ku baastay imtixaankii ay galeen.

Waxaan leenahay guuleeysta dhamaan ardeyda soomaliyeed.

Ogeysiis          Ogeysiis        OgeysiisWaxaa la ogeysiinayaa dhamaan Bulshada degan Degmooyinka: dharkenley,Wadajir I...
03/07/2020

Ogeysiis Ogeysiis Ogeysiis
Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan Bulshada degan Degmooyinka: dharkenley,Wadajir Iyo kaxda
In ay billaabatay diiwaan gelinta ardayda cusub sanad dugsiyeedka 2020-2021. Diwaangelintu waxay ka socotaa laba qeyb ee iskuulka ee dharkenley iyo kaxda. H**e u gaara yaan lagaa buuxin

INNAA LILAAH WA INAA ILLAYHI RAJICUUN😭😭😭Dhamaan Maamulka, macalimiinta iyo ardayda iskuulka  hoose dhexe iyo sare ee HIL...
18/06/2020

INNAA LILAAH WA INAA ILLAYHI RAJICUUN😭😭😭

Dhamaan Maamulka, macalimiinta iyo ardayda iskuulka hoose dhexe iyo sare ee HILAAC waxan tacsi tiiraanyo leh udiraynaa al ustad cabdicasis maxamed aadam ustad jubba geeridii naxdinta laheyd ee ku timid walalkiis abdulahi maxamed aadan janatul fardowsa aclaa allaha ugu bishaareeyo sabar iyo iimaan alllaha kaasiiyo 😭 inaalilaahi wa inaa ilahay raajicuun😭😭😭

Address

Resturant Xiin Street In Macmacaanka
Muqdisho

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hilaac primary and secondary school posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share