Swift Express Cargo

Swift Express Cargo Macaamiil kusoo dhawoow Swift Express Cargo waxaad kaheli karta adeeg oo ku raali galiya.

Dubai to Mogadishu β€” Xamuulkaaga si degdeg ah oo ammaan ah!Ma doonaysaa inaad alaab ka soo dirtid Dubai ilaa Muqdisho?Sw...
11/08/2026

Dubai to Mogadishu β€” Xamuulkaaga si degdeg ah oo ammaan ah!
Ma doonaysaa inaad alaab ka soo dirtid Dubai ilaa Muqdisho?
Swift Express Cargo waxay kuu haysaa adeegyo la isku halayn karo.

Waxaan kuu fududaynaynaa rarista alaabta ganacsi iyo tan shaqsiyadeed si ammaan ah, degdeg ah, isla markaana qiimo macquul ah.

πŸ“ž Nala soo xiriir maanta: +252613276021
πŸ“ Location: Hodan District, Teleh Road, Near Som Oil
See less

06/07/2026

**Dubai ilaa Muqdisho β€” Alaabtaada si degdeg ah oo ammaan ah noogu aamin.**

Swift Express Cargo waxay kuu fududaynaysaa rarista alaabtaada, adigoo helaya adeeg la isku halayn karo, qiimo macquul ah, iyo gaarsiin hufan.

Waxaan kuu haynaa:
βœ… Air Cargo β€” degdeg iyo ammaan
βœ… Sea Cargo β€” qiimo jaban oo ku habboon
βœ… Door to Door β€” guri ilaa guri
βœ… Rarista alaab ganacsi iyo mid shaqsiyeed

Haddii aad rabto adeeg fudud, degdeg ah, ammaan ah, isla markaana lagu kalsoonaan karo, Swift Express Cargo ayaa kuu diyaar ah.

Nala soo xiriir maanta: **+252 61 3276021**

**Swift Express Cargo β€” Rarid fudud, degdeg ah, oo ammaan leh.**

Adeegyada Swift Express Cargo waa kuwo kuu fududaynaya shipment-kaaga.Waxaan kuu haynaa Air Cargo, Sea Cargo, Door to Do...
01/07/2026

Adeegyada Swift Express Cargo waa kuwo kuu fududaynaya shipment-kaaga.
Waxaan kuu haynaa Air Cargo, Sea Cargo, Door to Door iyo adeeg lagu kalsoonaan karo.

Alaabtaada si ammaan ah oo degdeg ah ayaan kuugu soo gaarsiinaynaa.

πŸ“ž +252613276021

Swift Express Cargo waa doorashada saxda ah ee cargo-gaaga.Waxaan kuu haynaa adeeg degdeg ah, ammaan leh, qiimo macquul ...
30/06/2026

Swift Express Cargo waa doorashada saxda ah ee cargo-gaaga.
Waxaan kuu haynaa adeeg degdeg ah, ammaan leh, qiimo macquul ah, iyo gaarsiin la isku halayn karo.

Haddii aad rabto inaad alaab ka soo dirto Dubai ilaa Muqdisho, nala soo xiriir maanta.

πŸ“ž +252613276021

πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ’™ Hambalyo 26-ka Juun – Sanadguuradii 66-aad ee Xorriyadda Soomaaliyeed!Maalintani waa astaan sharaf, geesinimo, iyo h...
25/06/2026

πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ’™ Hambalyo 26-ka Juun – Sanadguuradii 66-aad ee Xorriyadda Soomaaliyeed!
Maalintani waa astaan sharaf, geesinimo, iyo halgan ay ku mutaysteen halyeeyadii ummadda Soomaaliyeed.
Aynu si wadajir ah u xusno maalintan qiimaha badan, una xoojino midnimada, nabadda, iyo horumarka dalkeenna.
Sumad Technology Solutions waxay dhammaan shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeynaysaa munaasabadda 26-ka Juun, iyadoo idiin rajaynaysa mustaqbal ifaya iyo Soomaaliya horumarsan. πŸ‡ΈπŸ‡΄βœ¨
Xus wanaagsan! Guul iyo Gobannimo Soomaaliyeed. πŸ’™β­

Swift Express Cargo β€” Alaabtaada si degdeg ah, ammaan ah, qiimo jaban ahna ku gaarsiineysa dunida oo dhan. ✈️🚒🚚Waxaan ku...
20/06/2026

Swift Express Cargo β€” Alaabtaada si degdeg ah, ammaan ah, qiimo jaban ahna ku gaarsiineysa dunida oo dhan. ✈️🚒🚚
Waxaan kuu haynaa adeegyo International Cargo ah: Air Cargo, Sea Cargo & Door to Door Delivery oo ka yimaada Europe, Canada iyo USA.

πŸ“¦ Keenista & dhoofinta alaabaha
⚑ Degdeg iyo adeeg hufan
πŸ›‘οΈ Amaanka xamuulkaaga waa mudnaanteenna
πŸ’° Qiimo macquul ah
🌍 Dalal badan oo caalamka ah

Swift Express Cargo β€” Enjoy Fast Shipping.

πŸ“ž Nala soo xiriir: +252 613 276021
πŸ“ Hodan District, Taleh Road, Near Som Oil

πŸŒβœˆοΈπŸš› Swift Express Cargo waxay kuu fududaynaysaa cargo-ga dalal badan oo Afrika ah!Waxaan si hufan oo ammaan ah kuugu ga...
14/06/2026

πŸŒβœˆοΈπŸš› Swift Express Cargo waxay kuu fududaynaysaa cargo-ga dalal badan oo Afrika ah!
Waxaan si hufan oo ammaan ah kuugu gaarsiinaynaa xamuulkaaga dalalkan:
πŸ‡ΈπŸ‡Έ South Sudan
πŸ‡ΏπŸ‡¦ South Africa
πŸ‡ͺπŸ‡¬ Egypt
πŸ‡°πŸ‡ͺ Kenya
πŸ‡ΊπŸ‡¬ Uganda
πŸ‡ΉπŸ‡Ώ Tanzania
πŸ‡·πŸ‡Ό Rwanda
βœ… Air Cargo
βœ… Sea Cargo
βœ… Door to Door
βœ… Degdeg, Ammaan iyo Qiimo Macquul ah
Haddii aad dirayso alaab ganacsi ama alaab shaqsiyeed, Swift Express Cargo waa lammaanahaaga lagu kalsoonaan karo.
πŸ“ž Nala soo xiriir maanta: +252613276021
πŸ“ Location: Hodan District, Teleh Road, Near Som Oil

✈️ Maxaa naga dhigay doorasho sax ah?Swift Express Cargo waxay kuu fududaynaysaa inaad alaabtaada ganacsi ama kuwa shaqs...
13/06/2026

✈️ Maxaa naga dhigay doorasho sax ah?
Swift Express Cargo waxay kuu fududaynaysaa inaad alaabtaada ganacsi ama kuwa shaqsiga ah si degdeg ah, ammaan leh, oo qiimo macquul ah uga soo dirato Dubai ilaa Muqdisho. πŸ“¦πŸš’
Waxaan kuu diyaarinay adeeg aad ku heli karto:
βœ… Gaarsiin degdeg ah
βœ… Ammaanka iyo ilaalinta alaabtaada
βœ… Qiimo macquul ah
βœ… Kalsooni iyo adeeg la isku halayn karo
πŸ“ž Nala soo xiriir maanta: +252 61 3276021
πŸ“ Xafiiska: Hodan District, Taleex Road β€” Near Som Oil
Swift Express Cargo β€” Enjoy Fast Shipping. 🚚

✈️🚒 Dubai to Mogadishu β€” Xamuulkaaga si degdeg ah oo ammaan ah!Ma doonaysaa inaad alaab ka soo dirtid Dubai ilaa Muqdish...
10/06/2026

✈️🚒 Dubai to Mogadishu β€” Xamuulkaaga si degdeg ah oo ammaan ah!
Ma doonaysaa inaad alaab ka soo dirtid Dubai ilaa Muqdisho?
Swift Express Cargo waxay kuu haysaa adeegyo la isku halayn karo oo ay ka mid yihiin:
βœ… Air Cargo – Degdeg badan
βœ… Sea Cargo – Qiimo jaban
βœ… Door to Door – Guri ilaa guri
Waxaan kuu fududaynaynaa rarista alaabta ganacsi iyo tan shaqsiyadeed si ammaan ah, degdeg ah, isla markaana qiimo macquul ah.
πŸ“ž Nala soo xiriir maanta: +252613276021
πŸ“ Location: Hodan District, Teleh Road, Near Som Oil

Address

Muqdishow

Opening Hours

Monday 08:00 - 18:00
Tuesday 08:00 - 18:00
Wednesday 08:00 - 18:00
Thursday 08:00 - 18:00
Saturday 08:00 - 18:00
Sunday 08:00 - 18:00

Telephone

+252613352698

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Swift Express Cargo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Swift Express Cargo:

Shortcuts

Share