09/02/2026
_*KULAN*
URURKA IFTIN DEVELOPMENT ORGANIZATION
Ayaa kaqayb galay kulan ay xalay laqaateen Ururada kahowl kala Gobolka Mudug wasiirka wasarada deeganka isbadalka cimilada puntland Mohamed Abdirahman Faroole
iyo Agasimaha wasarada deegaanka isbadalka
cimlida gobolka mudug Mohmed mohamud.
Kulankaas oo looga gol lahaa in la helo xog ku saabsan deeganka iyo sida wax looga qaban karo nabaad guurka deeganka
Kulankaas oo laysku xog waraystay waxaana laysla qaatay in deeganka si wada jir ah looga wada shaqeeyo lana sameeyo wacyigalin kusaabsan deegaan.
Kulanku wuxuu kusoodhamaaday is af garad wanagsan.
Kulanka waxaa Soo agaasimay Agaasimaha deegaanka iyo isbadalka cimilada Gobolka mudug
Mohamed Mohamuud. Canjeex.
(Xafiiska warfaafinta Iftin Development Organization .)