Khadar Xeldhere

Khadar Xeldhere Kala Soco Wararka Somalida Iyo kuwa Caalamka Warbiximo, Ciyaaraha iyo Sugaan

08/05/2026

Lixda Cunug adigaa lagugu furaa adigaana korina🤣🤣

06/05/2026

Magaalada Laascaanood Wadooyinkii Waa sidan

06/05/2026

Gabadha aduunka Ugu gaaban iyo ninka igu dheer dunida oo dhan

Sirdoonka Turkiga Ayaa Dabagal dheer oo ay ku Sameeyeen Xog ka waayey Madaxweyne Cirro Sido kale waxaa jira dawlado kale...
05/05/2026

Sirdoonka Turkiga Ayaa Dabagal dheer oo ay ku Sameeyeen Xog ka waayey Madaxweyne Cirro

Sido kale waxaa jira dawlado kale Oo Raadinaya inay Xog dheeraad ah Ama Macluudmaad ka helaan Safarka Abdirahman Cirro mana jirto ilaa hadda Meel si sax ah loogu tilmaamo Safarkiisa iyo qorshaha Dhabta ah Ee la xidhiidha Socdaalkiisa inkasto Safarkiisu ka bilaamay Hargisa ilaa Dubai

Warbaahinta Reer galbeedka iyo Tan Carabta xitaa Mida ugu weyn Ruushka ayaa Maqaalo waa weyn oo ay ka qoreen Safarka madaxweyne Cirro waxay sheegeen in uu wado Hawlgalka dhawr dawladood oo ku dhawaaqi doona Inay Aqoonsadaan Somaliland

Xogta dhinaca Somaliland ee la xidhiidha safarka Madaxweynaha Ayaa aad loo Adkeeyay iyadoo masuuliyiinta dawladu aanay sheegin Xog kasta oo laga heli karo ama ku saabsan safarkiisa

Dawlada somaalia oo soo saartay maanta War qoraaal ah oo hor dhac ah ayaa sheegtay in Somaliland ay aqoonsan doonaan afar dawladood lakiin qoraalkooda kumay san sheegin meesha ay Xogtaas kasoo xigteen

Beledweyne 2026
05/05/2026

Beledweyne 2026

Madaxweyne Cirro Calanka Qarankeena diyaarada shacabkaygoow Farxad weyn baa idiin soo Socota
03/05/2026

Madaxweyne Cirro Calanka Qarankeena diyaarada shacabkaygoow Farxad weyn baa idiin soo Socota

Warbaahinta Caalamka Oo baahisay in Emaratku Noqon doono Dalkii Labaad ee Aqoonsada Somaliland
03/05/2026

Warbaahinta Caalamka Oo baahisay in Emaratku Noqon doono Dalkii Labaad ee Aqoonsada Somaliland

03/05/2026

Khaalid Mula Oo dacwad ka diyaariyay Dhamaan Magafayaasha Somaalida ah Ee Liibiya dhibaatooyinka ugu geystay dhalinyarada somaaliyeed

Madaxweyne Cirro Oo Warbaahintii Israil ugu yeedhayso Jookar
02/05/2026

Madaxweyne Cirro Oo Warbaahintii Israil ugu yeedhayso Jookar

02/05/2026

TRUMP" ayaa yidhi Somalia Waa Dal Qurux badan lkn malaha Milatari, Dawlad, iyo Police Waa Meel aan sharci lahayd Dagaal ka Socdo

28/04/2026

Hassan sheekh,, ayaa yidhi Waqooyi Bari Shiidaal badan baa ka Buuxa

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Khadar Xeldhere posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Khadar Xeldhere:

Share